30/08/2026
๐ฟ๐ธ๐ด BALCAD OO INDHAHA KU QABATAY BILICDEEDA โ MURAAYADDA DRONE-KA! ๐ธ๐ด๐ฟ
Muuqaal qurux badan oo Drone-ka laga soo duubay ayaa soo bandhigaya bilicda iyo muuqaalka gaarka ah ee Degmada Balcad โ dhul cagaaran, beero qurux badan, Webiga Shabeelle iyo nolol dabiici ah oo isku dhex milmay. ๐ด๐๐
โจ Balcad ma aha oo keliya magaalo, waa deegaan leh taariikh, dhaqan, dalxiis iyo qurux dabiici ah.
Marka cirka laga soo eego, waxaa si cad u muuqata quruxda dhulka barwaaqada ah iyo meelaha dalxiiska ee Balcad, kuwaas oo ka dhigay degmada mid mudan in la booqdo, lana xuso. ๐ธ๐ฉ๏ธ
Balcad โ Hoyga Dalxiiska, Martisoorka, Nabadda iyo Bilicda Shabeellaha Dhexe. ๐๐ธ๐ด
๐ Booqasho Balcad, Quruxdaada indhahaaga ku arag!
Waaxda Dalxiiska Dagmada Balcad
Balcad, Shabeellaha Dhexe, Somalia
โ
๐ด๐ค๐ชดโ๏ธ๐ณ๐๐ด๐๐ชโ๏ธ๐ณโ