Daaqsin Production

Daaqsin Production SOOMAALI-GALBEED,DDS,JIGJIGA,DAAQSIN PRODUCTION

15/07/2026

alfanaan Anwar totti iyo Abwaan ahmed budul iyo Xamar

JIGJIGA – Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Garsoore Cumar Cabdiqaadir Cartan, si u...
08/07/2026

JIGJIGA – Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Garsoore Cumar Cabdiqaadir Cartan, si uu u dhex dhexaadiyo ciyaarta k**a dambaysta ah (Final-ka) ee Tartanka Ciyaaraha 𝐎𝐠𝐚𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐒𝐲𝐚 .

Garsoore Cumar Cabdiqaadir Cartan, oo ah garsoore heer caalami ah, ayaa la filayaa inuu hoggaamiyo kulanka ugu dambeeya ee tartanka, kaas oo lagu wado inuu soo jiito taageerayaal badan iyo indhaha bahda kubadda cagta.

Casuumaaddan ayaa muujinaysa dadaalka Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee lagu xoojinayo tayada iyo hufnaanta tartanka Ogaadeeniya, iyadoo la adeegsanayo garsoore khibrad iyo sumcad caalami ah leh.

06/07/2026

Qalin-jabintii kuliyada macalimminta Qabri-dahare iyo hal-abuur mowliid Ahmed

03/06/2026

Abwaan Anawar Totti iyo idil Ayruush -dahare

03/06/2026

idil ayruush iyo Ahmed Eesh calaa

03/06/2026

abwaan muxyadiin iyo Khadra wadani Qabri-dahare

20/05/2026

madaxa xafiiska biyaha ee mamulka magalada Qabri-dahare mariiye saylici

12/05/2026

27/04/2026

abwaan shamsudiin Af-duubaale

Soo TPLF iyo Cabdi Iley ma necbid? Ka saar nidaamkaada kuwa la soo shaqaystay Cabdi iyo TPLF oo banaanka iska dhig, kadi...
16/04/2026

Soo TPLF iyo Cabdi Iley ma necbid?

Ka saar nidaamkaada kuwa la soo shaqaystay Cabdi iyo TPLF oo banaanka iska dhig, kadibna ku badal kuwi la soo dagaalamay TPLF iyo Cabdi Iley.

Soo Jeel Ogaadeen iyo Tacadiyadi dhacay kuma dhibayaan?

Dadki lagu tacadiyay magdhaw sii, shaqo abuur u samee, dhakhaatiir dalka dibadiisa ah u dir, dib u dajin u samee kuwi qaxay, wixi dhacay manhajka waxbarashada ku dar, maalmo la xuso oo la isku soo baxo u samee, dowladnimada ka maamuus sida dadyowga dunida la dhibaateeyo maamuuska loogu sameeyo. Jeelasha kuu furan ee aan sharciga ahayna albaabada iskugu dhufo.

Soo dulmigi iyo cadaalad xumada ma necbid?

Maxkakadaha iyo haayadaha cadaalada isbadal ku samee, kuwi dadka xukunka beenta ah saari jiray la xisaabtan, xukunka aad yeedhinayso jooji, haayadaha garsoorka iyo cadaalada madax banaani sii, kadibna la xisaabtan.

Hadal waanu iska daynay, ee waxaad jeceshahay iyo waxa aad necebtahay ficil shacabka ku tus.

Waxaa qorey: Sugawi Mu

Address

Jigjiga
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daaqsin Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category