20/08/2026
Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Sawir qaadayaasha Adduunka!
Waxaan maanta xusayaa dhowr sano oo aan kamaraddayda u hurayay inaan dunida tuso quruxda dhaqanka iyo nolosha deegaankayga. ❤️📸
Waxaa Farxadda sii waynaynaya inaaad igu xidhantihin asxaab qalbi wanagsan . 🙏❤️
Mahadsanidiin dhammaantiin sida aad ii garab taagan tihiin una taageertaan shaqadayda una qiimeysaan sawirrada iyo muuqalada aan idiin soo gudbiyo.
Hambalyo Maalinta Sawir-qaadayaasha Adduunka dhammaan bahda Photography-ga! 📷🌍