Rajo Media

Call Directions

Rajo Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rajo Media, Photographer, @, Jijiga.

Waxaa Maanta xadhiga laga jaray  dugsiga barbaarinta caruurta dhegagoo( KG) iyo dayrka dugsiga sare ee 13 ougshto ayshac...
31/10/2026

Waxaa Maanta xadhiga laga jaray dugsiga barbaarinta caruurta dhegagoo( KG) iyo dayrka dugsiga sare ee 13 ougshto ayshaca
Waxaana goob joog ka ahaa wasiirka waxbarashada DDS Mudane Maxamed sheekh iyo Gudoomiyaha Gobolka siti Mudane Ibrahim xuseen khayre waxaana halkaas ku soo dhawaayey Maamulka Degmada Ayshaca

Nevada, waa ilmo yar oo 3 sanno jir ah. Carrur ka waawayn ayuu horyaal Florida (Maraykanka) kula dheellayay. Carruurti a...
29/10/2026

Nevada, waa ilmo yar oo 3 sanno jir ah. Carrur ka waawayn ayuu horyaal Florida (Maraykanka) kula dheellayay. Carruurti ayaa kubadii ka qaadi kari wayday. In dhamaantood waa u gambiyay oo gool ka dhaliyaa.

Waalidkii caddaanka ahaa ayaa Cunsuriyad muujiyay oo dacwad ka gudbiyay, dadkii ciyaarta daadihinayay intay kaashaden ayaa loo wacay Ciidan. Waxaa laga cabbanayaa waa kubadii lagama qaadi karo ee halaga saaro.

Markii la faquuqay muuqaladisa ayaa faafay. Waxay keentay in dhaqaalle tiro badan loo arruuriyo. Siddoo kale waxaa soo hadlay Akadhemiyo danaynaya in lagu xareeyo.

HALF TIME. Barcelona 0-1 Real Madrid.Qaybtii h**e ee ciyaarta Real ayaa hogaanka haysa, Barca waa ka taala maalmahan.
25/10/2026

HALF TIME. Barcelona 0-1 Real Madrid.

Qaybtii h**e ee ciyaarta Real ayaa hogaanka haysa, Barca waa ka taala maalmahan.

Waxaa lasoo gabagabeeyay khilaafkii udhexeyay beelaha walaalaha ah ee wada daga dagmada Ma'ayso ee Gobalka Siti.Waxaa ma...
24/10/2026

Waxaa lasoo gabagabeeyay khilaafkii udhexeyay beelaha walaalaha ah ee wada daga dagmada Ma'ayso ee Gobalka Siti.

Waxaa magaalada Erar lagu soo gabagabeeyey khilaafkii ka dhex jiray beelaha walaalaha ah ee Hawiye iyo Ciise ee wada dega degmada Meayso kadib dadaalo nabadeed oo ay si wadajir ah u fuliyeen dawlada iyo odayaasha dhaqanka deegaanka oo uu hogaaminayay Hoggaanka Nabadgelyada DDS Mudane Cabdiqaadir Rashiid Ducaale. Gudiga ayaa kulamo iyo wadatashi la yeeshay dhinacyada khilaafku ka dhexeeyey, waxgaradka iyo bulshada dagan deegaankaas, iyadoo laga gaaray is-afgarad ku saabsan qodobadii khilaafka sababay, isla markaana la soo saaray awaamiir lagu ilaalinayo heshiiska iyo nabada la gaadhay.

Xafladdii lagu soo gabagabeynayey khilaafka ayaa waxaa bulshada lagu boorryey inay ilaashadaan oo ay xoojiyaan nabada, wadajirka, iyo daris-wanaaga, isla markaana u hogaansamaan awaamiirta kasoo baxday heshiiska.

Ugu dambayn, Waxgaradka iyo shacabka degmooyinkaas ayaa soo dhaweeyey dadaalada dawlada iyo odayaasha dhaqanka ee lagu soo afjaray khilaafka, waxaana la adkeeyey in cid kasta oo ku xadgudubta heshiiska iyo shuruudaha la isla qaatay laga qaadi doono talaabo waafaqsan sharciga.

⚔️Kulanka Elclasico Saadaali oo ku guulayso   1000birr shuraadaha saadasha 1. follow so dheh bage-ka2. like saar post-ga...
24/10/2026

⚔️Kulanka Elclasico Saadaali oo ku guulayso 1000birr

shuraadaha saadasha

1. follow so dheh bage-ka
2. like saar post-ga sido kale share dheh
3. so qor natiijada saxda ah ee sadaasha
4. hadii edit lagu sameeyo natiijada sax maaha lamana tirinaayo
5. Share ku dheh 5 group
6. mention dheh 3 Asxaabtada ka mid ah

Hadii ay dhowr qof wada saxaan natiijada ciyaarta qofka xaga wkhtiga ugu h**eeya ayaa ku guleysan doono abaalmarinta

F.G: Sadaalinta waxay ku egtahay marka ay ciyaarta bilaabato

Gudoomiyaha degmada ayshaca mudane xasan jibril dugsiiye ayaa ubalan qaaday dhalinyarada 17jirada kubada cagta lacag dha...
22/10/2026

Gudoomiyaha degmada ayshaca mudane xasan jibril dugsiiye ayaa ubalan qaaday dhalinyarada 17jirada kubada cagta lacag dhan 24000birr oo ay ku iibsanayaan kabaha kubada

Sidookale kooxda ciyaaraysa division'ka dire ee matalaysa ayshaca ayuu iyagna ubalan qaaday 30'ka ciyaartoyba kabihii iyo kubadihii aykusamaynblahaayen training'ka.

Rajo Media

coachka ayshaca fcabdi Malik denku Iyosaid shiitoayaa soo saray liiska Rasmiga 30ka player ee ugaa qayb gali doona dire ...
22/10/2026

coachka ayshaca fc
abdi Malik denku Iyo
said shiito
ayaa soo saray liiska Rasmiga 30ka player
ee ugaa qayb gali doona dire dawa division 2
oo malmahan kaa bilami doona magalada dire dawa

Hambalyo iyo bogaadin! ❤️🌹Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa Ciise Mahamud Osman iyo marwadiisa Saynab Ahmed Far...
22/10/2026

Hambalyo iyo bogaadin! ❤️🌹
Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa Ciise Mahamud Osman iyo marwadiisa Saynab Ahmed Farah, oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada Laasmacaan.
Waxaan Alle uga baryaynaa lammaanahan cusub inuu ka dhigo reer barwaaqo ah, isku waara jacayl, naxariis iyo is-afgarad. Alle ha idiinka dhigo kuwii isku waara farxad iyo bash-bash, ubad khayr qabana kala hela. 🤲❤️
💐 Meherkiinnu ha noqdo mid khayr qaba, noloshiinnuna ha noqoto mid ku dhisan jacayl, ixtiraam iyo kalgacal.
Hambalyo mar kale, Ciise Mahamud Osman iyo Saynab Ahmed Farah! 💍❤️
اللهم بارك لهما وبارك عليهما واجمع بينهما في خير.

🚨𝗢𝗖𝗘𝗔𝗡 𝗦𝗧𝗔𝗥𝗦, 𝗪𝗘𝗟𝗖𝗢𝗠𝗘 𝗕𝗔𝗖𝗞 𝗛𝗢𝗠𝗘🇸🇴Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed (SFF) iyo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha So...
21/10/2026

🚨𝗢𝗖𝗘𝗔𝗡 𝗦𝗧𝗔𝗥𝗦, 𝗪𝗘𝗟𝗖𝗢𝗠𝗘 𝗕𝗔𝗖𝗞 𝗛𝗢𝗠𝗘🇸🇴

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed (SFF) iyo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa soo dhaweyn ballaaran u sameeyay Xulka Qaranka Soomaaliya ee U17, kaasoo kaalinta labaad ka galay tartankii CECAFA U17 ee lagu soo gabagabeeyay dalka Rwanda

🚨𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗔 𝗨15 𝗡𝗔𝗧𝗜𝗢𝗡𝗔𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠 𝗢𝗙𝗙 𝗧𝗢 𝗔𝗭𝗘𝗥𝗕𝗔𝗜𝗝𝗔 Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 15 sano (U15) ayaa saaka k...
21/10/2026

🚨𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗔 𝗨15 𝗡𝗔𝗧𝗜𝗢𝗡𝗔𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠 𝗢𝗙𝗙 𝗧𝗢 𝗔𝗭𝗘𝗥𝗕𝗔𝗜𝗝𝗔

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 15 sano (U15) ayaa saaka ka duulay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde, iyagoo ku sii jeeda dalka Azerbaijan 🇦🇿.

Xulka ayaa halkaas uga qeyb geli doona tartanka World Cup U15, oo ay ka qeyb galayaan dalal kala duwan oo dunida ka socda.

Address

@
Jijiga

Telephone

+251940901462

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category