Najka photography

Najka photography Waxaan diyaar idiin la nahay sawiro tayo leh oo ku raali galiyo

Class OF 20²6 🔥  TechNoloGy❤️
02/07/2026

Class OF 20²6 🔥

TechNoloGy❤️

Maanta waa guul weyn—Qur’aanka oo la dhameeyo waa sharaf iyo barako 🙏 (qablaha cilaan)
13/04/2026

Maanta waa guul weyn—Qur’aanka oo la dhameeyo waa sharaf iyo barako 🙏 (qablaha cilaan)

Waxaa maanta oo eytahey  04/08/2018 .ec Kulan  uu Soo agaasimay Xafiiska garabka Dhalinyarada Xisbiga Barwaaqo Ee Gobalk...
12/04/2026

Waxaa maanta oo eytahey 04/08/2018 .ec
Kulan uu Soo agaasimay Xafiiska garabka Dhalinyarada Xisbiga Barwaaqo Ee Gobalka Shabele
Ka qabsoomay madasha shirarka xfiiska garabka dhalinyarada xisbiga barwaaqo e gobolka shabeele
Dhalinyarada oo maanta samaysay

Si loogu diyaar garoobo bilaha xagaaga ee fooda inugu soo haya
dhanka kale kula dardaarmay inay kaalin muuqata ka qaataan shaqooyinka socda, isla markaana door weyn ka ciyaaraan doorashada 7aad e dalka iyo horumarinta adeeg bixinta
Sidoo kale, waxaa hadallo dhiirigelin iyo dardaaran isugu jira soo jeediyay Madaxa Garabka Dhalinyarada gobolka shabele Mudane
Ugu dambayn, hoggaaminta Garabka Dhalinyarada ayaa ballan qaaday inay si hufan oo masuuliyad leh u gutaan waajibaadka saaran, ahaadaan hoggaan u taagan horumarinta iyo guusha howlaha xisbiga

Fc real kings 🤴
03/04/2026

Fc real kings 🤴

Mudane wasiir aad ayad umahadsanthyy sidad nosodhawaysay sharaf iyo karamo MudaNnE 🌏
01/04/2026

Mudane wasiir aad ayad umahadsanthyy sidad nosodhawaysay sharaf iyo karamo MudaNnE 🌏

FC LAMESIA CONGRATULATIONS CONGRATULATIONS
18/03/2026

FC LAMESIA CONGRATULATIONS CONGRATULATIONS

Fc milaano RAMADAN KARIM
17/03/2026

Fc milaano RAMADAN KARIM

RAMADAN KARIM FC NINE CITY
12/03/2026

RAMADAN KARIM FC NINE CITY

Address

Jijiga

Telephone

+251913339104

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najka photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category