Alcaddaala page

Alcaddaala page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alcaddaala page, Camera/Photo, Jowhar.

30/09/2026

Musharaxa xisbiga jsp mudane madaxweyne Ali gudlaaw o manta codeyay hampalyo mw gul ku rajeyna i.a

29/09/2026

Cir dumay ceeyma reebimaa
Cidi dhahdan uciil qaba

Warsangili la shiraayo suul

28/09/2026

Soturey iskugu tagte
Halki tabaryar xowtalaa

Wadanka kaliya lacag laheyn. Wa somalia kedina turtay war kashki halasoceliyo sadaqo la an adhacde

27/09/2026

Wa cumar iyo cabdalee.

Cali iyo dhool ma ceymatiin

Manta iyo xaji cali

26/09/2026

Taliyaha Booliska Dowladda Hirshabeelle Gen. Xasan dhicisow Xasan, Abaanduulaha Guutada 3-aad Ee Qeybta 12 ka April Col. Ismacil Kulow Tuure , Taliyaha Saldhigga Jowhar, Taliyaha Madaxtooyada, Afhayeenka Booliska, Taliyaha Nabad Sugidda Degmada , Taliyaha CID Da & Saraakiil Kale Ayaa Maanta Howl Gallo Xaqeejin Amni & Indha Indheyn Ka Sameeyay Caasimadda Hirshabeelle Ee Jowhar.
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

24/09/2026

Madax weynaha dowlad gobaledka hirshabele m/w Cali cabdulahi xusen cali gudlawe aya manta dib ugu labtay casimada hirshabele asigo wato karki jsp sidirane logu sodhaweyay

24/09/2026

Taliyaha gutada 26 Col Cali Xubey xili shaqo hiiran G/shabelada dhaxe shaqo wacan taaliye

Follow share dhaha

23/09/2026

Cxd gutada 16 komandska danad

Follow share dhaha

23/09/2026

Xildhiban gobsan ayaa magala muqdisho kuso dhaweysay weriye nimco sebriye iyo Alfanan mohamad maame nimo sida ey shegtayba yarantedi ugu danbeysay magalka

Address

Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alcaddaala page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category