AHD portrait

AHD portrait Modern studio for photography, videography & graphic design. Quality meets creativity.

πŸ“Έ AHD Portrait StudioWaxaan sharaf u helnay inaan hoygiisa ku booqanno Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Mudane Mo...
23/07/2026

πŸ“Έ AHD Portrait Studio

Waxaan sharaf u helnay inaan hoygiisa ku booqanno Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Mudane Mohamoud Mohamed Noor (Korneyl Masdile), halkaas oo aan ugu qaadnay sawirro tayo sare leh oo xirfad iyo hal-abuur leh.

Waxaan bixinnaa adeegyo sawir-qaadis oo heer sare ah, kuna habboon madaxda, hay'adaha, shirkadaha, munaasabadaha, qalin-jabinta, aroosyada, iyo sawirrada shaqsiga ah.

πŸ“ Jowhar, Soomaaliya

πŸ“ž Nala soo xiriir:
+252 619 666 452
+252 615 519 915

πŸŽ“πŸ“Έ AHD Portrait StudioQalin-jebintaadu waa xusuus gaar ah. Waxaan kuu diyaarinaynaa sawirro tayo sare leh oo quruxda maa...
09/07/2026

πŸŽ“πŸ“Έ AHD Portrait Studio

Qalin-jebintaadu waa xusuus gaar ah. Waxaan kuu diyaarinaynaa sawirro tayo sare leh oo quruxda maalintaada muujinaya.

πŸ“ž Qabso waqtigaaga maanta!

🌟 AHD PORTRAIT πŸŒŸβ€‹Waxaa hadda diyaar kugu ah sawiro qurux badan iyo naqshad casri ah oo indhaha soo jiidanaysa! βœ¨πŸ“Έβ€‹πŸ«΅ Kaal...
27/05/2026

🌟 AHD PORTRAIT 🌟
​Waxaa hadda diyaar kugu ah sawiro qurux badan iyo naqshad casri ah oo indhaha soo jiidanaysa! βœ¨πŸ“Έ
β€‹πŸ«΅ Kaalay si aad u quruxsato maalintaada. >
πŸ‘‹ Ha moogaanin fursadan, hadda na soo wac ama fariin noogu soo reeb WhatsApp:
☎️ 615519915 ama 619666452

πŸ”₯ OFFER GAARKA AH! πŸ”₯Ka faa’iidayso 30% DISCOUNT oo ku saabsan adeegyada AHD Portrait! πŸ“Έβœ¨πŸ“ Sawirro tayo sare lehπŸ“ Studio ...
24/03/2026

πŸ”₯ OFFER GAARKA AH! πŸ”₯

Ka faa’iidayso 30% DISCOUNT oo ku saabsan adeegyada AHD Portrait! πŸ“Έβœ¨

πŸ“ Sawirro tayo sare leh
πŸ“ Studio casri ah
πŸ“ Adeeg degdeg ah

Ha seegin fursaddan! Hadda nala soo xiriir πŸ‘‡
πŸ“ž 0615519915 | 619666452 | 0619873972

17/03/2026

AHD portrait waxa hada diyaar kugu ah sawiro qurux badan iyo naqshad casri ah
Kaalay si aad u quruxsato maalintada .
Nagala so xiriir 615519915 ama 619666452

Caruurta u reeb sawiro xasuus iyo farxad πŸ“ΈπŸ˜ŠKu soo dhawaada AHD Portrait waa xarun casri ah oo lagu qaado sawiro qurux ba...
13/03/2026

Caruurta u reeb sawiro xasuus iyo farxad πŸ“ΈπŸ˜Š

Ku soo dhawaada AHD Portrait waa xarun casri ah oo lagu qaado sawiro qurux badan oo carruurtaada u noqda xasuus waarta.
Diwaan gelintu waa socotaa.

πŸ“ž Nala soo xiriir: 615519915 ama 619666452

Ma rabtaa sawiro si xirfad leh loga shaqeyey.Hadaba samayso booking So wac 615519915 ama 619666452
12/03/2026

Ma rabtaa sawiro si xirfad leh loga shaqeyey.
Hadaba samayso booking
So wac 615519915 ama 619666452

11/03/2026

Gacma furan ku so dhawada

11/03/2026

Ha seegin! Ciida carruurta waa farxad wadajir ah!

Address

Jowhar
Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AHD portrait posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category