๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ

  • Home
  • ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ

๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ, Photography Videography, .

04/04/2026

Fasalka Form 3A oo Ku guuleysatay Tartanka Kubadda Cagta Iskuulka Sheikh Hussein Cadde ee magaalada Jowhar.

Teamka Tayo Studio waa diyaar ๐Ÿ“ธKadib bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaan dib u bilownay adeegyo tayo sare leh.
03/04/2026

Teamka Tayo Studio waa diyaar ๐Ÿ“ธ

Kadib bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaan dib u bilownay adeegyo tayo sare leh.

Tartanka kubadda cagta ee koobka halyeeyadii isboortiska degmada Jowhar oo ka socda garoonka xaseey kumaari ee xaafada H...
02/03/2026

Tartanka kubadda cagta ee koobka halyeeyadii isboortiska degmada Jowhar oo ka socda garoonka xaseey kumaari ee xaafada Horseed ayaa si wanaagsan u socda, iyadoo maanta ay wada ciyaareen kooxaha Baalguri iyo Jabhad.

Kulanka oo ahaa mid adag oo tartan badan xambaarsanaa ayaa ugu dambeyn ku soo idlaaday 1-0 oo ay guusha ku raacday kooxda Jabhad.

15/02/2026

Carwada Luul Cosmetics oo laga furay Xaafadda Kulmis ee Magaalada Jowhar.

24/01/2026

Hooyo Madiina Jowhar ayaa si weyn ugu mahadcelisay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen oo maanta ka jawaabay codsigeeda.

Wariye Abuukar Yare

14/01/2026

๐Ÿ’ Guurkiinnu ha noqdo mid idin horseeda farxad, qoys wacan iyo mustaqbal ifaya. ๐Ÿ’

Hambalyo wlshei Amal Xasan iyo wllkei Yuusuf Maxamed.

09/01/2026

๐ŸŽ“ Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa Dufcadda 2aad ee Al-Aqsa!

๐ŸŽฅ๐Ÿ“ท ๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ & ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐š๐ฅ ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฐ๐š๐š ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ ๐š๐š๐ง ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐ข๐ง!

Kooxaha Horseed iyo Buulo-Sheekh ayaa maanta isku helay final xiiso badan oo ka dhacay garoonka Shongole ee magaalada Jo...
10/12/2025

Kooxaha Horseed iyo Buulo-Sheekh ayaa maanta isku helay final xiiso badan oo ka dhacay garoonka Shongole ee magaalada Jowhar.

Finalka oo ku bilowday jawi aad u heersareeyay ayaa labada kooxood kusoo bandhigeen ciyaar adag, hase yeeshee kooxda Horseed ayaa ku adkaatay ciyaarta, kadib markii ay 2โ€“1 uga badisay kooxda Buulo-Sheekh.

Guusha Horseed waxay ka dhigan tahay dhammaadkii tartan heer sare ah oo kor u qaaday isdhexgalka dhalinyarada iyo xoojinta nabadda gudaha xaafadaha magaalada Jowhar.

Hambalyo Kooxda Horseed!

10/12/2025

Musharax Xildhibaan Hirshabeelle Yuusuf Abuubakar Ibraahim oo Beeshiisu ku raacday doonistiisa Kursiga Xildhibaannimo ee Hirshabeelle Shanta sano ee soo socota.

Cabaas Shaami, walaal hambalyo aan la soo koobi karin oo hordhac ah inaga hoo ๐ŸŽ‰
08/12/2025

Cabaas Shaami, walaal hambalyo aan la soo koobi karin oo hordhac ah inaga hoo ๐ŸŽ‰

06/12/2025

Kooxaha Horseed iyo Hanti-wadaag ayaa galabta wada ciyaaray kulan xiiso badan.

25/11/2025

Magac-weynta Makane yaa ka tahay adi?

๐ŸŽฅ๐Ÿ“ท Sawir & muuqaal tayo leh waa xusuus aan lumin!

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ข๐จ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Photography Service?

Share