Mubarik Maanno

Mubarik Maanno Ku, Soo Dhawoow Page Mubarik maanno
🤳Mobile Videographer & Photographer
📹Reels | Weddings | Events
📍Hargeisa
https://www.tiktok.com/?

16/06/2026

,somalinad

14/06/2026
14/06/2026

Qalbiga u si da’aa😁

11/06/2026

STRATOSPHERE AERONAUTICS

STRATOSPHERE AERONAUTICS waa machad xirfadeed oo ku yaalla Hargeysa, Somaliland, kuna takhasusay barashada Navigation-ka, Flight Planning-ka, iyo cilmiga duulista. Waxaan ardayda siinnaa aqoon tayo sare leh iyo xirfado casri ah oo u diyaariya mustaqbal guul leh oo dhinaca aviation-ka ah.

✈️ Barashada Navigation-ka iyo Flight Planning-ka
✈️ Tababarro tayo sare leh
✈️ Macallimiin khibrad leh
✈️ Diyaarinta xirfadlayaasha duulista ee mustaqbalka

📍 Location: Hargeysa, Somaliland

**“Halka ay ka bilaabato safarkaaga cirka

06/06/2026

Macalinkii sandka 2026
Abdirahamn Ahmed Mohamoud
Abdirahman Sameeco

06/06/2026

Hoggaamiye Shaafici Shucayb H. Ibraahim ayaa ka qaybgalay munaasabadda mahadnaqa iyo maamuuska loo qabtay Macalin Cabdiraxmaan Sameeco.

"Macallinku waa iftiinka bulshada iyo tiirka aqoonta. Mahadsanid Macalin Cabdiraxmaan Sameeco dadaalkaaga, daacadnimadaada iyo raadadka wanaagsan ee aad bulshada uga tagtay."

Haballyo shoodhe Mustafe ShaxshaxHalka iyo meel ka sarayesa
30/05/2026

Haballyo shoodhe
Mustafe Shaxshax
Halka iyo meel ka sarayesa

Address

Lain Policia
Hargeisa

Telephone

+252637073768

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubarik Maanno posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mubarik Maanno:

Share