Dear Studio Production

Call Directions Contact the business

Dear Studio Production 🎬 Studio Production
πŸ“Έ Hal-abuur muuqaal & Sawir-qaadis Tayo Leh
πŸŽ₯ Video Editing | Filimayn | Live Coverage
πŸ“ Hal-abuur tayo leh iyo adeeg la isku halayn karo

29/10/2026

πŸ₯›β€οΈ NADA DAIRY PROCESSING – BORAMA ❀️πŸ₯›

πŸ“’ Macaamiisha sharafta leh ee Borama!

Ku raaxaysta dhadhanka macaan ee Nada Yogurt, oo leh 11 nooc oo yoghurt ah, kuna kala baxa laba qaybood! πŸ˜‹

πŸ₯› 1. Plain Yogurt (Yoghurt Caadi ah)
Waxaa laga heli karaa 2 nooc.

πŸ“ 2. Flavored Yogurt (Yoghurt Dhadhan Leh)
Waxaa laga heli karaa 9 nooc oo dhadhan kala duwan leh, sida:

🍌 Banana
πŸ₯­ Mango
🌼 Vanilla
πŸ“ Strawberry

πŸ“ Nada Yogurt waxay ku timaaddaa 3 cabbir oo kala duwan:

❀️ 100g
❀️ 180g
❀️ 400g

Ku habboon adiga iyo qoyskaagaba! 😍

πŸ›΅πŸŽ‰ GAARSIINTU WAA BILAASH gudaha BORAMA!

Dalbo maanta, waxaana yoghurt-ka Nada laguugu keenayaa meesha aad joogto.

πŸ“ž Nala soo xidhiidh si aad u dalbato:

☎️ 0638987878
☎️ 0634994247

πŸ₯› Nada Dairy Processing – Tayo iyo Dhadhan Aad Ku Raaxaysato!

Qaybta 4AADXafladda Qalinjebinta Markas baraa Binu Maalik Dufcaddii 2aad
29/10/2026

Qaybta 4AAD
Xafladda Qalinjebinta Markas baraa Binu Maalik Dufcaddii 2aad

Qaybta 3AADXafladda Qalinjebinta Markas baraa Binu Maalik Dufcaddii 2aad
29/10/2026

Qaybta 3AAD
Xafladda Qalinjebinta Markas baraa Binu Maalik Dufcaddii 2aad

Munaasibadda Carwada Ganacsiga iyo Wax-soo-saarka Xoolaha ee Heer Qaran oo Lagu Qabtay Hotel Safari ee Magaalada Boorama...
28/10/2026

Munaasibadda Carwada Ganacsiga iyo Wax-soo-saarka Xoolaha ee Heer Qaran oo Lagu Qabtay Hotel Safari ee Magaalada Boorama

Munaasibadda Carwada Ganacsiga iyo Wax-soo-saarka Xoolaha ee Heer Qaran ayaa lagu qabtay Hotel Safari ee magaalada Boorama, waxaana ka soo qaybgalay shirkado ganacsi oo kala duwan, wasiiro badan iyo masuuliyiin kale.

Address

Buramo Boorama

Telephone

+252634543428

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dear Studio Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dear Studio Production:

Shortcuts

Share

Nearby photography services


Other Photography Videography in Buramo Boorama

Show All