Askar media

Askar media Askar Media Kala Soco Warar iyo Warbixinno

29/08/2026

Deg Deg:-“Mamulka somliland dacad k**a aha dagaalka ka socda xeebaha gobolada awdal Iyo Salal”+Siyaasi Ridwan habane

27/08/2026

Eng abdiraxman iyo eng Maryam oo manta la isku arkay

Coming soon
26/08/2026

Coming soon

BAAFIN:- Samsam Bashiir Axmed ayaa Muddo 3-maalmood ah ka maqan qoyskeeda, iyo gurigeeda oo ku yaala degmada Sheekh Cali...
25/08/2026

BAAFIN:- Samsam Bashiir Axmed ayaa Muddo 3-maalmood ah ka maqan qoyskeeda, iyo gurigeeda oo ku yaala degmada Sheekh Cali gaar ahaan xaafadaha Saambeeriya.

Hadaba guud ahaan bulsho-weynta gobolka Awdal waxa si naxariis leh looga codsanayaa cidii aragtay hooyadan oo xaamilo ah in ay qoyska iyo ehelka kala soo xidhiidhaan telephonadan:-

4534211
4564472

ALLAH AYAA MAHADLEH

25/08/2026

Degdeg Ciidanka Qaranka JSL oo hada Hadlay

23/08/2026

Dagaal culus ayaa socda hada wax la soo qabtay maxabiistii ugu horaysay

23/08/2026

Deg-deg : Maxaabiis beesha Ciise oo lagu qabtay, dagaalka Osli ee degmada Lughaya gobolka Awdal.

20/08/2026

Daarul Huda Schools

‎ubaxii dalka alle.ha idin xafido

Sawero part 13Daarul Huda Schools ‎‎Maalin Khamiis ah 20/08/2026‎Waxa xarunta dugsiga lagu qabtay Xaflada abaal marinta ...
20/08/2026

Sawero part 13
Daarul Huda Schools

‎Maalin Khamiis ah 20/08/2026
‎Waxa xarunta dugsiga lagu qabtay Xaflada abaal marinta ardeydii kaalmaha h**e ka gashay intixaankii Sanad dugsiyeedka 2025/2026.

‎xafladan ayaa lagu abaal marinayay ardeydii
‎kaalmaha soo galay
Ardeydii ku guulaysaty ‎Tartankii Aqoonta
Ardeydii ku guulaysaty Tartankii Ciyaaraha iyo
‎sidoo kale
Ardeydii ku guulaysatytartankii Qur'anka

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Askar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share