Ismaaciil Elsar

Ismaaciil Elsar Elsar Media TV
We capture moments and tell powerful stories.
🎥 Professional Videography & Photography
📰 News & TV Shows
📩 [email protected]

this page will found you a lot of information

04/08/2026

ninka doonaya Marxuunkii h**e ee naga dhintay in uu qof kale ka dabo geeyo kaa yeeli mayno

04/08/2026

Taliye Ku Xigeenka Qabta wixii labada beelood ah ee gardiid lagu soo eedeeyo ama media ka hadasha Waa xadhig ..SeaMore

04/08/2026

Shirkii nabadaynta ee labada beelood ee walalah ah jibriil tuurwa, iyo Muuse tuurwa, oo maanta ka furmay magaalada Cerigaabo

01/08/2026

𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐬𝐢 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐥𝐞𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐛𝐚𝐠𝐚𝐛𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐤𝐢𝐢 𝐤𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚 𝐂𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞, 𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐥𝐥 𝐒𝐭𝐚𝐫 𝐒𝐭𝐚𝐝𝐢𝐮𝐦.

𝐊𝐨𝐨𝐛𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐤𝐨𝐨𝐱𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐑𝐌, 𝐤𝐚𝐝𝐝𝐢𝐛 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐡.

29/07/2026

Dawladda waxaan leeyahay: buuraha dahabka leh ee aad ruqsadaha u siinaysaan wiilal Ameerika ama Yurub jooga si ay uga qotaan dhulkeenna, waxaa jira dad dhulkaas lahaa oo degganaa in ka badan 500 sano.

Waxaan leeyahay Wasaaradda bixisa ruqsadaha: ka fiirsada xuquuqda dadka deegaanka, lahaanshahooda dhulka, iyo danahooda mustaqbalka ka hor inta aan ruqsad la bixin. Khayraadka dalku waa hanti qaran, balse dadka ku nool goobaha laga qodayo waa in aan laga tallaabsan xuquuqdooda,

28/07/2026

"Waxa la doonayaa dadku in ay sidaas u fikiraan oo doortaan qof wax u qaban kara. Markii aad Cabdikariin Meecaad dooranayseen..."

28/07/2026

"Hadal Taabanaya Qalbiga: Noloshii Adkayd ee Biyaha la aanta iyo Dumarku Masaafada ay Biyo U dooni jiree si ay..SeaMore

26/07/2026

"Ninka maanta nin walaalkii ah intuu xabbad isla dul taago isku dul sawiranaya, foolxumo ka weyn ma jirto."

26/07/2026

Waxaan Leeyahay Wixii Dhintay way Dhintee Inta Nool Ha Loo Taliyo..SeaMore

26/07/2026

Waayelka,cuqaasha iyo waxgaradka beesha jibraahiil ayaa baaq nabadeed udiray beelaha walaalaha ah ee warsangeli ee shalay diritu ku dhex martay degaanka dawaco iyo dhabar dalool

Address

60
Dublin

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismaaciil Elsar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ismaaciil Elsar:

Shortcuts

Share