Waabari Academy jigjiga

Waabari Academy jigjiga JIGJIGA
Dugsiga hoose dhexe ee waabari waxaad kahelikartaa waxbarssho tayosare leh
Waxaa la'aas aasay 2022 G.C

DUGSIGA HOOSE DHEXE EE WAABARI – BRANCH ONEJigjiga📢 OGEYSIIS KU SAABSAN DIIWAANGELINTADugsiga Hoose Dhexe ee Waabari – B...
25/08/2026

DUGSIGA HOOSE DHEXE EE WAABARI – BRANCH ONE
Jigjiga

📢 OGEYSIIS KU SAABSAN DIIWAANGELINTA

Dugsiga Hoose Dhexe ee Waabari – Branch One, Jigjiga, wuxuu si rasmi ah u bilaabay diiwaangelinta sanad-dugsiyeedka 2019 E.C.

📅 Maanta oo taariikhdu tahay:
25/8/2026 G.C.
ama
19/12/2018 E.C.

⏳ Diiwaangelintu waxay socon doontaa muddo yar oo kooban.
Sidaas darteed, waalidiinta iyo ardayda danaynaysa waxaa lagu wargelinayaa inay ka faa’iidaystaan muddada diiwaangelintu furan tahay.

📞 TEL: 0915453675

WAABARI BRANCH ONE – JIGJIGA
Waxbarasho tayo leh, mustaqbal ifaya.

OGEYSIIS SHAQODugsiga Waabari Branch Two wuxuu raadinayaa macalimiin xirfadley ah oo leh aqoon, karti iyo khibrad waxbar...
19/08/2026

OGEYSIIS SHAQO
Dugsiga Waabari Branch Two wuxuu raadinayaa macalimiin xirfadley ah oo leh aqoon, karti iyo khibrad waxbarid.
Macallimiinta waxaa laga doonayaa:
🎓 Aqoon iyo shahaado waxbarasho
👨‍🏫 Xirfad iyo khibrad macallinnimo
⭐ Kartida gudashada masuuliyadda shaqada
🤝 Akhlaaq iyo la shaqayn wanaagsan
🚫 In uusan lahayn wax balwad ah
Haddii aad tahay macallin xirfad leh oo diyaar u ah shaqo, kusoo gudbi codsigaaga Dugsiga Waabari Branch Two.

Top students grade 6 2nd rank
06/08/2026

Top students grade 6 2nd rank

HAMBALYO • HAMBALYO • HAMBALYO 🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ka gudubtay imtixaanka heer dee...
05/08/2026

HAMBALYO • HAMBALYO • HAMBALYO 🎉
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ka gudubtay imtixaanka heer deegaan ee fasallada 6aad & 8aad. 🏆📚
Si gaar ah, waxaan hambalyo diirran ugu diraynaa bahda reer Waabari—ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo maamulka Dugsiga Waabari. 🌟
Guushani waa miro ka dhashay dadaal, dulqaad, juhdi iyo wada-shaqayn.
Hambalyo dhammaantiin!

BISHAARO • BISHAARO • BISHAARO 🌟Dugsiga Waabari Academy – Jigjiga wuxuu si farxad leh ugu bishaaraynayaa dhammaan bulsha...
28/07/2026

BISHAARO • BISHAARO • BISHAARO 🌟
Dugsiga Waabari Academy – Jigjiga wuxuu si farxad leh ugu bishaaraynayaa dhammaan bulshada ku nool magaalada Jigjiga in uu furay laan cusub.
Laanta cusub waxay ku taallaa Xaafadda Dudohido, si bulshada deegaanka loogu fududeeyo helitaanka waxbarasho tayo leh oo ku dhisan akhlaaq, aqoon, iyo horumar.
Waxaan si diirran ugu soo dhoweynaynaa waalidiinta iyo ardayda inay isdiiwaangeliyaan oo ay ka faa'iidaystaan adeegyada waxbarasho ee Waabari

03/07/2026

Speech by the Management of Waabari Academy – Jigjiga
Closing Ceremony of the 2018 E.C. Academic Year

Alxamdulillaahi Rabbil Caalamiin.Maanta waxaa si guul iyo farxad leh uga qabsoontay Dugsiga Waabari Academy xafladdii Xi...
30/06/2026

Alxamdulillaahi Rabbil Caalamiin.
Maanta waxaa si guul iyo farxad leh uga qabsoontay Dugsiga Waabari Academy xafladdii Xidhitaanka Sannad-dugsiyeedka 2018 E.C.
Ilaahay ayaa mahad oo dhan iska leh oo nagu galladaystay in sannad-dugsiyeedkan uu ku soo dhammaado nabad, guul iyo farxad.
Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ardayda dadaalkooda, waalidiinta taageeradooda joogtada ah, macallimiinta hawlkarnimada iyo maamulka dugsiga oo door weyn ka qaatay guushan.
Waxaan u rajaynaynaa ardaydeenna fasax wanaagsan iyo mustaqbal ifaya. Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo sannad-dugsiyeedka cusub caafimaad, nabad iyo guulo ka sii waawe

Address

Jigjiga Somali State
Jijiga

Telephone

+251915061880

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waabari Academy jigjiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waabari Academy jigjiga:

Shortcuts

Share