Ayuub hashi

Ayuub hashi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ayuub hashi, Photography Videography, Bird Street, Johannesburg.

06/10/2024

60 sano oo saxibnimo ah kadib waxa ey ogaadeen in ey walaaloyihiin.
゚viralfbreelsfypシ゚viral ゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

23/09/2024

SHEEKADA MAREINNA BACHMEIRE, HOOYADII U AARGUDAY GABADHEEDA.

12/09/2024

SHIMBIR MARQAATI KA NOQOTAY KIIS DIL AH.
゚viralfbreelsfypシ゚viral ゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

29/08/2024

MA OGTAHAY IN MAREYKANKU JISYO SIIN JIRAY CUSMAANIYIINTA.

28/08/2024

LYDIA FAIRCHILD ILMAHAAGA MA AADAN DHALIN.
゚viralfbreelsfypシ゚viral ゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

Boqorkii wuxuu kulan ugu yeeray seddex sheekh, waxaana kulanka goobjoog ka ahaa gacanyarehiisa .. Wuxuu weydiiyay 3dii s...
20/08/2024

Boqorkii wuxuu kulan ugu yeeray seddex sheekh, waxaana kulanka goobjoog ka ahaa gacanyarehiisa .. Wuxuu weydiiyay 3dii shiikh xukunka Shareecada ee ku saabsan musuqmaasuqa doorashooyinka.

Sheekhii ugu h**eeyay ayaa ku jawaabay: Tani waa mid leh cudurdaar haddii ay ahayd codsi ka yimid sirdoonka Qaranka.

Shiikhii labaad ayaa ku yiri: Si looga hortago bidcadu in ey dalka qabsato, waxaa la badbadali karaa sanduuqyada.

Shiikha saddexaadna wuxuu yiri: Been abuurka waa mamnuuc, khiyaano iyo musuqmaasuq dadka dhexdiisa.

Kulnakii wuu dhamaaday, taliyihii iyo kaaliyihiisii ​​ayaa iski haray. Boqorkii ayaa ku yiri kaaliyaha Waxaad u qoraysaa in loo Magacaabo Shiikha ugu h**eeyay, xaakimka garsoorayaasha, maxaa yeelay isagu waa beenaale wuuna ogyahay inuu beenaale yahay, nuucaasna waa loo baahan yahay.

Waxaad sidoo kale sheekha labaad u qortaa imaamka masjidka weyn ee caasimada maxaa yeelay waa khayaanaale waana ogyahay inuu khiyaanaale yahay nuucana waa mid la jecelyahay.

Shiikha sedexaad waa in laga hor istaagaa inuu kahadlo fagaaraha iyo wacdinta, waana inaan ka laabanaa waxkasta oo loo idmay, waa sheekh daacad ah wuuna ogyahay inuu daacad yahay nuucana waa laga gudbay.

Intaas kadib Boqorkii wuxuu ku jeestay kaaliyihiisii ​​oo wuxuu ku yiri, maxaad adiga u malaynaysaa ku shubashada doorashooyinka?

Kaaliyihii ayaa cod si hoose ah ku yiri: Sayidow, haddaad sideyda oo kale tahay, adaan kula mid ah ..
Boqorkii ayaa qoslay oo ku yidhi, adiguna waxaad tahay labawejiile, nuucaana waa la jecel yahay.

゚viralfbreelsfypシ゚viral ゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

07/08/2024

Kacdoonkii salfaday shiikh xasiina.
゚viralfbreelsfypシ゚viral ゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

05/07/2024

Dhaqan layaab leh oo ka jira dalka Nigeria.
゚viralfbreelsfypシ゚viral ゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

Allaha u naxariisto   al majiidi madaxweynihii h**e ee dalka ciraaq oo mareykanku ku daldaleen dalkiisa ciidan oo kale D...
27/06/2023

Allaha u naxariisto al majiidi madaxweynihii h**e ee dalka ciraaq oo mareykanku ku daldaleen dalkiisa ciidan oo kale Dec 2006.

Ciid mubarak walaalayaal.

Address

Bird Street
Johannesburg

Telephone

+27632747751

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayuub hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ayuub hashi:

Share