Abdullahi Hussein Tv

Directions

Abdullahi Hussein Tv Fadlan hadaad nagu cusub tahay fallow naSoo dheh hadaad horey noola joogteyna mahadsanid🙏

03/11/2026

geedi fadhi

Galabta waxaan xaqiiqsaday in Soomaalidu ay weli diintooda qiime weyn siiyaan, kana falceliyaan wax kasta oo ay u arkaan...
03/11/2026

Galabta waxaan xaqiiqsaday in Soomaalidu ay weli diintooda qiime weyn siiyaan, kana falceliyaan wax kasta oo ay u arkaan inay ka hor imaanayaan.

Gabadhaan maanta baraha bulshada lagu hadal hayo waxay dhalisay dood weyn. Dumarnimo iyo qabyaalad midna ma noqon karto gaashaan laga dhigto dood kasta.

Qofku xor buu u yahay inuu fikraddiisa cabbiro, bulshaduna xor bay u tahay inay ka dooddo.

Diinta Alle laguma beddeli karo buug yar ama aragti qofeed.

Siyaasi Axmed S. Maxamed ayaa yiri:“Booska Xildhibaan Yare Maxamed Caanooy haddii aan ku jiri lahaa, Buq-Aqable iyo Biyo...
03/11/2026

Siyaasi Axmed S. Maxamed ayaa yiri:

“Booska Xildhibaan Yare Maxamed Caanooy haddii aan ku jiri lahaa, Buq-Aqable iyo Biyo-neef AS waan ka xoreyn lahaa mar hore.”

Hadalkaas muxuu ka dhigan yahay?

02/11/2026

Laba qabiil oo keliya ma ka noqon karaan Soomaaliya madaxweyne?

Adiga sidee kula tahay? Labada qabiil waa kuwee? Maxaadse ku salaynaysaa fikirkaaga?

Fikirkaaga faallooyinka ku reeb. Abdullahi Hussein Tv

30/10/2026

Xasan Sheekh Maxamuud | 30-ka Oktoobar 2026

“Annaga horta doorashadii uu sharcigu tilmaamay ayaan rabnaa. Laakiin maxaan intaas ka sii rabnaa? Doorasho kasta oo heshiis lagu yahay ayaan rabnaa, noocay doonto ha ahaatee.”

— Abdullahi Hussein Tv

29/10/2026

"Waan idin soomaaliyeey

29/10/2026

[Waad ka bixi doontaan] Abdullahi Hussein Tv

29/10/2026

Yaa yiri dadka, Xasan Sheekh yaa dalka madaxweyne ka ah? Yaa yiri Xasan Sheekh ayaa ugu caqli badan? Yaa yiri ayaa ugu aqoon badan? Yaa yiri isaga ayaa ugu waayo-aragsan?

Boqolaal qof ayaa dalka jooga oo iga aqoon badan, iga waayo-aragsan, iga xigmad badan.

Dadka oo dhan waxaad mooddaa in qandho wada qabatay; qof walba wixii uu yiri waa lagu booday!

— Xasan Sheekh Maxamuud

29/10/2026

Ciidankii Darawiishta ee ku sugnaa Diinsoor, kuwaas oo maanta mushaharkooda la siiyey, ayaa haatan loo diyaarinayaa in Xuddunta Buuraha la geliyo. Insha Allah, Baydhabo way noo ballan tahay. Abdullahi Hussein Tv

29/10/2026

“Khudbaddii Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ma daawatay? Maxaad ka fahantay hadalladiisa, Abdullahi Hussein Tv

Address

Ho Chi Minh City

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Hussein Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Nearby photography services