Serp____Cadde

Serp____Cadde sarp caddeh

09/05/2023

Kwrn wiloow gabar ad soo gursaty hbnki arooska hduu nin intu kuso waco ku dhoho gabdhaan wan is jeclnahy rerkedana way iidideen wan ku baryaa abowe haiga taban la.anteed ma Nolan karee.

Maxaa sameen laheed?

#

Dadka caqliga badan waxay leyihiin asxab badan, cadowgoduna wu yaryahay, wayo saxib sanad baad ku heshaa cadowna hal maa...
09/05/2023

Dadka caqliga badan waxay leyihiin asxab badan, cadowgoduna wu yaryahay, wayo saxib sanad baad ku heshaa cadowna hal maalin, wanaagna waxaa leh qofka Alle siyo dabecad wanaagsan
Hepensan my fan's keyga
πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™πŸ’πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™πŸ’πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™πŸ’πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™πŸ’πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™πŸ’

Aduunyadu waa warsidee Insankuna waa waraaq Hadad wacan tahay adigu Qofbuu haystaa walaac Qof baa wehelsaday xanunQofbaa...
09/05/2023

Aduunyadu waa warsidee
Insankuna waa waraaq
Hadad wacan tahay adigu
Qofbuu haystaa walaac
Qof baa wehelsaday xanun
Qofbaa waalane ogow
Wax yeeladu waa daruus
Waxay na bartaa dulqad

Alxmdllhi so qor hadad cafimad qabto ✌️

Waxaan Hambalyo Aroos Udiraa Lamaanaha Is Calmaday Waxan Idin Leehay Alle Ha Idinka Dhigo Kuwii Isku Waara Ee Ubad Qeyr ...
07/27/2023

Waxaan Hambalyo Aroos Udiraa Lamaanaha Is Calmaday
Waxan Idin Leehay Alle Ha Idinka Dhigo Kuwii Isku Waara Ee Ubad Qeyr Qaba Kala Hela walalkey iyo dumashidey
Mohamed Cali iyo deeqo qalanjo

Motorcycle 2023
07/14/2023

Motorcycle 2023

06/24/2023

Inkasto Samir ku adkeysan jiray Qushi ugu dampeyn is aqon

sado ane wan qance kuma onqape adna taa ogow


Qalbi ku dacad ayad deyrisay o ay dantu ciishay intad dugsi


unoqon Laheyd ayad dayacday oo ilowday

Waxay tahay weyba tahay sowmha kalifka padan I Inaga wada.
daya

06/08/2023

Address

Jidka Sodonka
Washington D.C., DC
SARP

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Serp____Cadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category