Madaxweynaha jamhuuriyada buhodle

Madaxweynaha jamhuuriyada buhodle journalist

03/13/2025

Deg deg shirkii gaashaamo

War sootuu nayiri itoobiya waa dagaalnay oo waa cadowgeena sookan usii dhuhlaynayaXiligii Farmaajo kenya waxaa nadhexmar...
02/16/2024

War sootuu nayiri itoobiya waa dagaalnay oo waa cadowgeena sookan usii dhuhlaynaya

Xiligii Farmaajo kenya waxaa nadhexmaray qadiyad midaan ookalaa oo badda soomalia
farmaajo waxa uu uyeertay safiirkiisi kii kenyana waa uu cayriyey dhamaan cilaaqaadkii kenya iyo soomali hawaduu kasaaray wadahadal kasta oo ay kenya dalbatay waa uu diiday ilaa maxkada ICJ maahee
mudada intaas le eg kenya waxaa lagu qabtay 50shir oo africa iyo igadba ah oo Nairobi kuqabsoomay
hal mid oo kamida k**a uusan qayb galin farmaajo

Siyaasada mufaysiga iyo digirta kusalaysan baa laga helaa hebel waa is haynaa waana wada canbuulaysanaa
Xasan munaafaq iyo muuse juudaan waxaysan isla ogayn Abey ahmed lamasiin Alxaqiiq

bahdil waxaa ugu filan in wasiirka malayada itobia loodiray oo layiri soo dhawee Qarankii somalia waakaas maamuuskiisi [Q/W Ayub Abdirizak ]

Alle ha unaxariisto Abwaan H**e walan-wal oo ay walaalo ahaayeen AUN abwaan Ibraahim warsame Hadraawi, abwaan h**e waxaa...
12/15/2023

Alle ha unaxariisto Abwaan H**e walan-wal oo ay walaalo ahaayeen AUN abwaan Ibraahim warsame Hadraawi, abwaan h**e waxaa aad loogu xusuustaa silsiladda "๐ก๐ž๐ž๐ฌ๐จ ๐ก๐š๐š๐ฌ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ž๐k๐š ๐œ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ง๐๐ก๐ž๐ž๐ซ" dhex martay isaga iyo Canbaro Nuux.

Canbaro H**e waxaa dhexmaray Heeso haasaaweed ay isugu jawaab celinayaa oo ay fagaare ciyaareed isaga qaadeen, waxaanna layidhaahdaa silsilada Abwaan H**e walanwal iyo Canbaro Nuux.

Canbaro Nuux iyo AUN Abwaan H**e walanwal waxay iska soowada jeedeen Gobolka Togdheer, inta badan heesaha, golayaasha, aroosyada iyo ciyaaraha jaandheerta ah ay isku jawaab celinayaa waxay kadheceen aaga caymeed.

๐‚๐š๐ง๐›๐š๐ซ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ
"Goortu waa habeenimo
Halqina waysu soo galayoo
H**e laysu garan maayee
Inankaga heesaayoow
Horta aan ia baranee
Haybtaada noo sheeg."

๐‡๐ฎ๐ซ๐ž ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐ง๐ฐ๐š๐ฅ
"Hayb doon haddaad tahay
Hoygiinna ina geeyoo
Hararkiinna ii gogoloo
Hooyadaana iga qariyoo
Haasaawe ii qaboโ€™oo
Igu haybso dabadeed."

๐‚๐š๐ง๐›๐š๐ซ๐จ
"Sida Hogol Kaliileed oo
ka Hilaacday Hawd sare
Inankani hanweynaaa
Sowdiga Hawada koray,
Niman Halawle Maadhin
Boqol Baar madaw Hurin
La Heshiinin aabahay,
Harar aan u dhigo daaye
Hadalkaba ma anigaw fura"

10/30/2023

Elon Musk ayaa sheegay in uu magaalada Gaza u furay internetkiisa hawada sare yaala, kaas oo lagu magacaabo Starlink.kadib markii ay xalay Israa'iil ka jartay dhamaan isgaarsiintii iyo korantadii.

โ€œWaxaan u furay kooxaha gurmadka ee Gaza inay isticmaalaan si naf badan loo badbaadiyo. Starlink Gaza ayan u furay hadaโ€ Elon Musk ayaa sidaas yiri

SSC-khaatumo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo.
10/19/2023

SSC-khaatumo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo.

Midii yareyd ee habar jeclo inan yar oo muuse biixi dhalay ayaa intuu siduu doono ka yeelay hadana saaka sanad ku xukuma...
08/15/2023

Midii yareyd ee habar jeclo inan yar oo muuse biixi dhalay ayaa intuu siduu doono ka yeelay hadana saaka sanad ku xukumay

08/01/2023

Puntiland power โ›ฎ

Congratulations congratulations GUDOOMIYE ALLA HA KUGU ASTURO XILKA AAD QAADAY
08/01/2023

Congratulations congratulations
GUDOOMIYE ALLA HA KUGU ASTURO XILKA AAD QAADAY

Follow me saxiibayaal
04/11/2023

Follow me saxiibayaal

Dagaalku maalintii 7aad ayuu galay, Hadda ayuuna bilaamay.
02/12/2023

Dagaalku maalintii 7aad ayuu galay, Hadda ayuuna bilaamay.



Address

Kansas City, MO
64105

Telephone

+252614377605

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madaxweynaha jamhuuriyada buhodle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Madaxweynaha jamhuuriyada buhodle:

Share

Category