Eng Abdullahi Dahir

Eng Abdullahi Dahir Yhteystiedot, kartta ja reittiohjeet, yhteydenottolomake, aukioloajat, palvelut, arvostelut, kuvat, videot ja ilmoitukset Eng Abdullahi Dahir, Helsinki :ltä.

04/08/2026

Wasiirka wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha DKGS Mudane Mohamed Hassan Idriss oo safar shaqo ugu maqnaa Muqdisho ayaa Dib ugu so laabtey Baydhabo.

26/07/2026
17/07/2026

Mohammed Hassan Idriss Wasiirka Tamarta iyo kheyraadka Biyaha DKGS👏🔥

HOGAAMIYAHA DOWLADDA KOONFUR GALBEED MUDANE SHEKH AADAN MADOOBE AYAA KULAN LA QAATAY WASIIRADA MAGACAABAN EE DOWLADDA KO...
15/07/2026

HOGAAMIYAHA DOWLADDA KOONFUR GALBEED MUDANE SHEKH AADAN MADOOBE AYAA KULAN LA QAATAY WASIIRADA MAGACAABAN EE DOWLADDA KOONFUR GALBEED.

Baydhabo, 15, Luulyo, 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay Wasiirrada cusub ee uu dhowaan magacaabay si loo dardargeliyo howlaha horyaalla Xukuumadda iyo hirgelinta qorshayaasha horumarineed ee Dowladda Koonfur Galbeed.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta Golaha Wasiirrada, dardargelinta adeegyada bulshada, adkeynta maamul-wanaagga, isla markaana la isku waafajiyo qorsheyaasha Wasaaradaha si ay u noqdaan kuwo wax ku ool ah oo ka jawaaba baahiyaha shacabka Dowladda Koonfur Galbeed.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Madoobe ayaa Wasiirrada kula dardaarmay inay si hufan oo daacadnimo leh u gutaan waajibaadkooda, iyagoo mudnaanta siinaya adeegga bulshada, isla-xisaabtanka, iyo fulinta barnaamijyada horumarineed ee Dowladda.

Wasiirrada Magacaaban ayaa uga mahadceliyey Hoggaamiyaha kalsoonida uu siiyey, waxayna ballanqaadeen inay si wadajir ah uga shaqeyn doonaan horumarinta hay’adaha Dowladda, kor u qaadidda adeegyada bulshada, iyo xaqiijinta himilooyinka Dowladda Koonfur Galbeed.

DHAMAAD

Masuuliyiinta iyo Shacabka ku nool Degmada Qansax Dheere oo Xaflad soo dhoweyn iyo Taagerida wasiirka wasaarada Tamarta ...
13/07/2026

Masuuliyiinta iyo Shacabka ku nool Degmada Qansax Dheere oo Xaflad soo dhoweyn iyo Taagerida wasiirka wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha DKGS Mudane Mohamed Hassan Idriss ku qabsadeen Degmada Qansaxdheere.

Osoite

Helsinki
40189

Nettisivu

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Eng Abdullahi Dahir :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Ota Yhteyttä Yritys

Lähetä viesti Eng Abdullahi Dahir :lle:

Oikopolut

Jaa