Gardaadshe media

Gardaadshe media society & culture website

Mansha allah wada dhalasho Eebe haidin barakeeyo garaadadayadi Intaad noo heegantiin midnimo waan wada helnay ❤✊
28/03/2023

Mansha allah wada dhalasho Eebe haidin barakeeyo garaadadayadi
Intaad noo heegantiin midnimo waan wada helnay ❤✊

23/03/2023

Alhamdulilaah

Ramadaan Mubarak🌼🌙❤️
Alle Hana waafajiyo Camalka Wanaagsan
Kuwii ka Faa'idaysta Allah naga dhigo,"🤲❤️🌙🕌 🌙


مُبارٓكٌ علٓيْكم شّٓهرُ رٓمضان

لو عشت كل يوم في حياتك كأنك في رمضان ستجد يوم القيامة عيدا

10/02/2023

Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta Laascaanood ayaa yiri:

"Somaliland wey ku fashilantay amniga Laascaanood sugidiisa markii 1aad, iyadoo magaalooyinka kale ee Somaliland ay nabad ahaayeen oo horumar gaareen 30kii sanno ee lasoo dhaafay, Ilaahay ha siyaadiyo hana kordhiyee waana bogaadinaynaa, dadkii markay u adkeysan waayeen dilalka qorsheysan oo ay kacdoomeen oo ka gadoodeen dilalka lagu dhameeyey waxgalkii bulshada, in dadkii banaanbaxay la dilo sax maaheyn, mida 3aad markay tashadeen oo ay isku yimaadeen waxgaradkooda go'aan iyaga maslaxadooda ah qaateen oo dhaheen Midnimada Soomaaliyeed baan rabnaa ma aheyn in lagu duulo oo madaafiic lagu garaaco oo lalaayo".

"Gar Ilaahay bay taqaan, runta in la sheego Ilaahay baa loogu dhawaanayaa" ayuu yiri Sheekh Umal.

“Dilkii Qarsoodiga ahaa waxaa nalooku daray dilalkii Badheedhka  ahaa Waxaanu iska difaacaynaa Cadowgaa , magaaladayadan...
10/02/2023

“Dilkii Qarsoodiga ahaa waxaa nalooku daray dilalkii Badheedhka ahaa Waxaanu iska difaacaynaa Cadowgaa , magaaladayadana anagaa haysana waxaan u Taaganahay Difaaca Dadkayaga , Dalkayaga , iyo sharaftayada “

Sh Maxmed Aadan Wali

09/02/2023

ciidanka xaq udirirka ee ssc oo War cad ushegay cadowga Jabhada snm ee argagixsda ah

DEGDEG:..... Saldhigii dhexe ee laascaanood oo la sudhay calankii khaatumo kii SNMta lags dejiyay....
09/02/2023

DEGDEG:..... Saldhigii dhexe ee laascaanood oo la sudhay calankii khaatumo kii SNMta lags dejiyay....

Geela Xarago Dagaallan ==================Bulshada degmada Goobweyne ee Buuhoodle ayaa ugu deeqay 40 Neef oo Geel ah , Ka...
09/02/2023

Geela Xarago Dagaallan
==================
Bulshada degmada Goobweyne ee Buuhoodle ayaa ugu deeqay 40 Neef oo Geel ah , Kaas oo ay ugu talagaleen Mujaahidiinta Difaacaysa Shacabka Laascaanood .

Waxaana ay ku wareejiyeen Garaad C/Risaaq Garaad Soofe oo ku sii wareejiyey guddiga Isku dubaridka Laascaanood .

Sidoo kale , Dadka Reer Buuhoodle ayaa bixinaya 150 Neef ii Geel ah kaas oo inta dagaalku socdo la doonayo in ay ku xarago Dagaallamaaan Mujaahidiinta dalkooda difaacaya .

09/02/2023

Jabhada snm oo jabty isga cararaayo furiinta dagaalka

Garaadka oo dhiiga uhuraya shacbkooda ssc oo kor ka ilaalinayo cadowga jabahd snm ee argagixsda
09/02/2023

Garaadka oo dhiiga uhuraya shacbkooda ssc oo kor ka ilaalinayo cadowga jabahd snm ee argagixsda

09/02/2023

Xaafado kamid ah Hargeysa iyo Burco waxa laga soo sheegayaa in shacab reer Laascaanood ah dadka qaar handadayaan oo guryaha lagu garacaayo.

Ceeb calayk, dad walaalo ah oo wada dhashay ayaad tihiin yaan dagaalkaasi shacab ahaan dhexdiina wax saamayn ah ku yeelan.

Dadka waayeelka, waxgaradka iyo dhalinyarada magaalooyinkaas ku nooli arrintaa wax haka qabteen.

09/02/2023

Maalintii afaraad ayuu dagaalka socdaa maxaa manta erey cusup noqodoono oo wali sugeenynaa

Ka habee
Ku lis
Ka gadhsii

???

DEG;DEG: Saleebaan Diiriye guddoomiye ku xigeenkii gobalka Sool ayaa iminka iscasilay. Horgal xilligiisii waa dhammaaday...
09/02/2023

DEG;DEG: Saleebaan Diiriye guddoomiye ku xigeenkii gobalka Sool ayaa iminka iscasilay. Horgal xilligiisii waa dhammaaday ayuu yiri Saleebaan.

Dagaal culus ayaa isbuucii lasoo dhaafay nagu dhexmaray baraha bulshada. Taladaan siinayey muddasa badan maanta ayuu ila gartay.

Maalinta adag hoggaamiyuhu isagaa dadka kasoo dhexbaxa, hoggaaami dagaalka.

Address

Tank Hill Road
Kampala
8984

Telephone

+256740252405

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gardaadshe media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gardaadshe media:

Share

Category