Wāłāāłāhā Wāñāāğā Wāđā

Wāłāāłāhā Wāñāāğā Wāđā Welcome asxaabta sharafta leh
Dhamaan qofkasta ee booqda
Page Kaan waxaan ka codsana
Iney like iyo f

Jaceylka aan ruuxna kula wadaagin ee goonida ah waa mid iyada/isaga u horseeda murugo, cidla, dareen laaan iyo dad naceyb. Waxaa ruuxaas ku beerma colaad joogta oo u hayo lamaano weliba. Wuxuu wax ka sheegaa wiil iyo gabar weliba oo isla socda, wuxuuna ku tilmaama erayada kuwa ugu xun-xun. Wuxuu ka war hayaa labada maanta isbaratay oo noloshooda isbedel saameysay. Wuxuu saxiibadiisa ku nacaa markay ka hadlaan kalgacalkooda, sheekooyinka noocaas ah uma dhadhanto aad u karaahiyeystaa.

Address

Somalia
Xamar
+2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wāłāāłāhā Wāñāāğā Wāđā posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wāłāāłāhā Wāñāāğā Wāđā:

Share

Category