Tafsiir Media

Tafsiir Media Somali History and literature

10/09/2024

Ubixii dalka ee Dugsiga Alfajri dhexe iyo sare oo la laylinaayo.
📷 Cabdishakuur Ok

Buuggan waa jawaabaha muqararka form 3, buuggan wuxuu kuu dhaqaaleynayaa wakhtigii kaaga lumi lahaa raadinta jawaabaha a...
17/08/2024

Buuggan waa jawaabaha muqararka form 3, buuggan wuxuu kuu dhaqaaleynayaa wakhtigii kaaga lumi lahaa raadinta jawaabaha ama aad ku daalin jirtay macalinkaaga. Fadlan ka faaideyso.

Hambalyo ummadda Soomaaliyeed
01/07/2024

Hambalyo ummadda Soomaaliyeed

IS-EDEBKAMa jiro hal shuruud oo guusha u muhiim ah sida is-edbinta. Waxay la macno tahay in maskaxdaada la qabsado. Waxa...
10/04/2024

IS-EDEBKA

Ma jiro hal shuruud oo guusha u muhiim ah sida is-edbinta. Waxay la macno tahay in maskaxdaada la qabsado. Waxaa jira faa'iidooyin aan qiimo lahayn oo aad heli doonto marka aad mabda'aan barato oo waa kuwan qaar ka mid ah.
▪︎Marka h**e, mala-awaalkaagu wuxuu noqon doonaa mid feejigan.
▪︎Xamaasaddaadu waxay noqon doontaa mid aad u xiiso badan.
▪︎Hindisahaagu wuxuu noqon doonaa mid firfircoon.
▪︎Isku-kalsoonaantaada ayaa sii weynaan doonta.
▪︎Baaxadda araggaaga waa la ballaarin doonaa.
▪︎Waxaad dunida ku eegi doontaa indho kala duwan.
▪︎Shakhsiyaddaadu waxay noqon doontaa sida birlabta.
Qoraa:- Xuseen Nuur Cali
Fadlan nagu soo biir

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tafsiir Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category