CiiD

CiiD Halkan ka hel xogta qarsoon iyo xaqiiqada dhabta ah ee Dunida. Ha sugin in laguu sheego,

14/06/2026

Xaqiiqooyinka Dalka Uganda _ Taariikhda Xukun ee la yaabka leh iyo xogaha dhabta ah

🚨DEGDEGWarar kasoo baxaya Tehran ayaa sheegaya in Iran ay oggolaatay inaysan samaysan hub nukliyeer ah, isla markaana ay...
14/06/2026

🚨DEGDEG

Warar kasoo baxaya Tehran ayaa sheegaya in Iran ay oggolaatay inaysan samaysan hub nukliyeer ah, isla markaana ay dib u furi doonto marinka muhiimka ah ee Strait of Hormuz.

Dhanka kale, Mareykanka ayaa la sheegay inuu sii deyn doono hanti Iran leedahay oo lagu qiyaasay 25 bilyan oo dollar, taasoo qayb ka ah heshiis nabadeed oo uu hormuud ka yahay Donald Trump.

Si kastaba ha ahaatee, weli si rasmi ah looma xaqiijin heshiiskan, waxaana la sugayaa faahfaahin dheeraad ah.

14/06/2026

Diyaarad militari oo nooca An-32 ah ayaa ku burburtay saldhigga ciidamada cirka ee Jorhat, gobolka Assam ee India.

Shilka ayaa sababay dhimashada 5 qof, waxaana socda baaritaanno lagu ogaanayo sababta keentay burburka diyaaradda.

Mareykanka ayaa sheegay in heshiiska lagu joojinayo dagaalka Iran la saxiixi karo maanta oo Axad ah, balse Iran ayaa dii...
14/06/2026

Mareykanka ayaa sheegay in heshiiska lagu joojinayo dagaalka Iran la saxiixi karo maanta oo Axad ah, balse Iran ayaa diidday waqtigaas, iyadoona sheegtay inaan weli la gaarin go'aan k**a dambeys ah.

Si kastaba ha ahaatee, Tehran waxay sheegtay in heshiiska la saxiixi karo maalmaha soo socda, iyadoo wadaxaajoodyadu ay weli socdaan. Sidaas darteed, weli lama hubo in heshiiska la saxiixi doono maanta iyo in kale.

Lakiin Wararkii ugu dambeeyay waxay muujinayaan in labada dhinac ay ku dhow yihiin heshiis, balse ay isku khilaafsan yihiin waqtiga saxda ah ee la saxiixayo.

14/06/2026

Ukraine ayaa weerarro culus ku qaaday xarumo shidaal iyo warshado kiimiko oo ku yaalla Ruushka iyo qaybo ka mid ah dhulka ay Ruushku maamulaan ee Ukraine.

Weerarradan ayaa sababay digniino duqeyn oo laga soo saaray 28 gobol oo Ruushka ah, waxaana sidoo kale la xaddiday duulimaadyada lix garoon diyaaradeed.

Dagaalka u dhexeeya labada dal ayaa weli sii xoogeysanaya, iyadoo weerarrada cirka ay noqdeen kuwo maalinle ah.

Madaxwaynaha Ruushka Putin: ayaa yiri FIFA waa u fududahay in ay kubadda cagta ka mamnuucaan dalkeena muddo sanado ah ba...
14/06/2026

Madaxwaynaha Ruushka Putin: ayaa yiri FIFA waa u fududahay in ay kubadda cagta ka mamnuucaan dalkeena muddo sanado ah balse waa awoodi waayeen in garsoore ay casuumeen in uu qabto koobka adduunka maraykanka uu galo waa maxay sababta dib loogu celiyay Wiilka dhalinyarada ah Artan"

14/06/2026

Hezbollah ayaa sheegtay inay drone ku weerartay saldhig ciidan oo Israa'iil ku leedahay waqooyiga Falastiin ee ay maamusho Israa'iil.

14/06/2026

Haweeney 21 jir ah ayaa ku geeriyootay Brazil kadib markii shaqaale ka tirsan shirkad rope jumping ah ay ka tuureen buundo iyada oo aan lagu xirin xarigga badbaadada.

13/06/2026

Koobka uu ka saameen batay Cumar Cartan - Xogaha aadan ka ogayn..

13/06/2026

Diyaaradaha dagaalka ee A-10 Thunderbolt II ayaa ku laabtay United Kingdom kadib hawlgallo Bariga Dhexe ay Ka Sameyen.

Xogta si madax bannaan looma xaqiijin.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CiiD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CiiD:

Share