ATore Padie

ATore Padie waxaad kahelaysa muuqalo mar waliba ku qanciyo�

29/11/2023

Runta waa xanuun 🥹🥹🙏🙏✍️✍️

21/10/2023

Boodi karo kulahaa booditanka maxaa waye🤣🤣🤣🤣

01/10/2023

Talow ilko makuhareen maskiin 🥲🥹🥹🥹🙏✍️

26/09/2023

RW HAMZE DADKAN MAAHAN DAD RUUX LAKU AFUUFI KARAYO🤣🤣🤣🤣

19/09/2023

Halakuugu dheel dheelo Dhimashaa karoon yaa leh maah maahdas🤣🤣

Salaadii Subax ee saakay ayuu awoodi waayay in uu sii Tukado Xanuun awgeed, taas oo sababatay in uu isaga Baxo Masaajidk...
08/09/2023

Salaadii Subax ee saakay ayuu awoodi waayay in uu sii Tukado Xanuun awgeed, taas oo sababatay in uu isaga Baxo Masaajidka Abubakar Al sadiq ee Nairobi.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhowaan ka yimid Dalka Hindiya ayaa Xaaladiisa Caafimaad halkaas lagula tacaalayay.

Waa jimce Dhamaanteen aan uducayno Sheekh Maxamed Cabdi umal oo kamid ah Culimada loogu Jecelyahay Somalida.

08/09/2023

Boqorada muqdisho daaraday❤❤✍️✍️

Pep Guardiola ayaa loo magacaabay tababaraha sanadka ee ragga ee UEFA! 👏🏅
01/09/2023

Pep Guardiola ayaa loo magacaabay tababaraha sanadka ee ragga ee UEFA! 👏🏅

27/07/2023

Ilaa aan katago qaarada madow aana tago ameerica war ii yaalo by by Africa🤣

24/07/2023

Axdigeynu dhiganiyo💔
Ma ilawday balantii💔
Hadaad iga tageysaba💔
Maxaa ii lugoneysay💔
Aaminada ruux kale💔
Abid kuma dagdagayee💔
Qalbigeygaw samirka 😮‍💨Kaasho😒

Atore Padiye 💔🥺✍️

16/07/2023

Realy Jaceyl majiro dumarka hadii ay danteyda kaadhax arki waydo way kaatage💔🥺🙏💯✍️

13/07/2023

Commingson 14 AUGUST Maalinta galmudug✊💯✍️

Address

Mogadishu

Telephone

+211921879090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ATore Padie posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category