Yuukay cade

Yuukay cade 10k igarsiya dadkeyga

11/02/2025
25/11/2022

πŸŽ‚πŸŽ‚πŸŽ‚πŸŽ‚πŸŽ‚πŸŽ‚πŸŽ‚πŸŽ‚πŸŽ‚πŸŽ‚hanbalyo hanbalyo hee dhalashadeyda

Prang wali ah
27/04/2022

Prang wali ah

27/04/2022

Prang wali ah

Hye warka keen
21/01/2022

Hye warka keen

Galab wngsan my friends
04/10/2021

Galab wngsan my friends

Qiso cajiib ah 😍Nin ayaa waxa uu soo iibsaday Hilib... Isaga oo wadada maraya ayaa uu maqlay salaadii oo LA aqiimay oo l...
17/08/2021

Qiso cajiib ah 😍

Nin ayaa waxa uu soo iibsaday Hilib... Isaga oo wadada maraya ayaa uu maqlay salaadii oo LA aqiimay oo la galayo ... Dhanka masjidka ayuu u leexday ... Salaadiina wa uu soo tukaday .. Waxa uu uso dhaqaaqay dhankii gurigiisa ... Xaaskiisi ayuu Ku yidhi (( hilibkaa qaadada Ku dar)) ... Gabadhii hilibkii ayay dabka saartay ... Cabaar ka dib waxay aragtay in hilibku dabku waxba ka tarayn oo uu sidiisi yahay..... Odaygeedi ayay u sheegtay ... Ninkii waxa uu u tagay imaamka masaajidka si uu u waydiiyo arinkaa .... Imaamka ayaa u sheegay ..(( in markii uu salaada Ku jiray uu ilaahay ka baryay inuu cadaab ka ilaaliyo wax kasto masajidka dhex jooga ... Markaana hilibku wuu yaalay..))

Ilaahayow qofkastoo qoraalkan akhristay oo so qora jidhkiisa cadaabta ka ilaali...😍😘
qofkii share dhaHan janatul fardows aclaa

Nin garyaqaan ah oo la yiraahdo George Ronald, ayaa wuxuu qareen ka ahaan jiray magaalada Viena, ee dalka Austria markii...
04/08/2021

Nin garyaqaan ah oo la yiraahdo George Ronald, ayaa wuxuu qareen ka ahaan jiray magaalada Viena, ee dalka Austria markii uu socday dagaalkii labaad ee dunida buu u qaxay wadanka Sweden, isagoo fara maran oo aad shaqo ugu baahan, wuxuu aqoon u lahaa dhowr luqadood,

Wuxuu isku dayey inuu wakiil u noqdo shirkadaha ganacsiga isagoo werinaya qisadiisii wuxuu yiri; "shirkadaha badankood waxay iigu jawaabeen hungo, hadda shaqo ma heyno laakiin magacaaga waa heyneynaa ilaa waqtiga laguu baahdo, Laakiin hal nin baa ii soo qoray warqad ka duwan kuwii kale oo igu yiri; "adigu aad baad u gefsan tahay, fikradda aad ka qabtid shaqadeyda, waayo waxaa tahay doqon oo xitaa haddii aan shaqo hayo adiga kuuma qaateen, maxaa yeelay adigu ma taqaanid luqadda reer Sweden arjigaaga gefef baa ka buuxay, markaan akhriyey warqada ninka reer Swedan iisoo qoray caro ayaan la booday, xididadii dareenkuna way i wada kaceen".

Waxaan ku fekeray inaan u qoro warqad sida waranka ku noqoto,
laakiin markaan cabbaar joogay ee heerkulka xididdada dareemadu i qaboobeen ayaan dib isugu noqday, markaas baan caqli ku shaqeeyey oo aan nafteyda ku iri; 'yaa og in ninkaasi run sheegay? Waayo luqadda Sweden maaha tii aan u dhashay, waxaana suuragal ah inaan ku gefay anigoon u kaseyn, haddii aan gef luqadeed sameeyey waxaa igu habboon inaan kordhiyo aqoonteyda luqadda, waddanka intaan caay iyo cannaan u jeedin lahaa ninka gefkeyga ii sheegay waxaanu mudan yahay mahadnaq, haddii uu ceebteyda ii sheegay, sidaas darteed waa inaan u mahadnaqo.

Markaas waxaan u qoray warqaddan: "mudane wax wanaagsan baad fashay, markaad waqtigaada qaaliga ah ku tebisay inaad warqad gaar ah ii soo qortay oo aad iigu sheegtay inaadan u baahneyn shaqadeyda, waxaan aad uga xumahay inaan ku gefay xaqiiqada shaqada sharikadda aad madaxda ka tahay, sababtuna waxa weeye dad baa sixun wax iigu sheegay, sidoo kale kuma baraarugin gefefka xagga luqadda ee aan ku dhacay, sidaa awgeed waxaan dareensanahay inaan ceebeysnahay waxaana ku dadaalayaa inaan xoogga saaro sidaan xariif ugu noqon lahaa luqadda reer Sweden.

Ugu dambeyn iga guddoon mahad qalbiga ka soo go'day anigoo kaaga mahad celinaya fursadda aad igu baraarujisay ee ah inaan nafteyda saxo si aan horumar u gaaro mustaqbalka dambe.

Dhowr maalmood kadib George ninkii warqadda u soo qoray wuxuu ugu yeeray inuu la kulmo, wuxuuna isla markiiba siiyey shaqo,

Wuxuu ogaaday Goerge in jawaabta dabacsan ee macaan ay haatineyso carada iyo cadaawadda, waxa laga yaabaa in dadka badankiis adkeysi u laheyn inay cadowgooda jaclaadaan, laakiin waa inay isku khasbaan inay jeclaadaan iyagoo u daneynaya caafimaadka naftooda iyo sacaadadooda, waxaana ku habboon dadka waxgaradka ah inay sidaa u fahmaan.

Fadlan, Walaal adiga oo mahadsan Share dheh, oo la wadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan qoraalkan.

Buuga: How to Stop Worrying and Start Living
Dale Carnegie.

27/07/2021

Hbn wngsan dadkeyga

Celis oo lano bil laheysti wye asxabtey......100dllar iyo heshiis
07/03/2021

Celis oo lano bil laheysti wye asxabtey......100dllar iyo heshiis

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yuukay cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category