Hanad hooyo

Hanad hooyo Welcome with my page

18/08/2026

🫡🇸🇴

17/08/2026

Madaxweyne qorqor waligen qalbiyadena wad ku qornan dontaa xaqiiqdii Ahmed Abdi Kaarie

17/08/2026
16/08/2026

Waxaa durba fulay mid kamid ah balanqaadkii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, kaas oo ku aaddanaa in xal iyo wadahadal uu ku dhameyn doono xubnaha xildhibaanada ee kalfadhiga Baarlamaanka kaga maqan kala aragti duwanaashaha iyo tabasho ay qabaan.

Tallaabadan ayaa muujinaysa dadaalka uu wado guddoomiyaha si loo xalliyo khilaafaadka xubnaha Baarlamaanka, iyadoo la rajeynayo in xal waara laga gaaro dhammaan arrimahaasi.

16/08/2026

Guddoomiye Jaamac, odaynimadiisa iyo hoggaamintiisa wanaagsan waa la mahadin doonaa.”

16/08/2026

Tiirka qaranka Abdulkadir Mohamed Nur

15/08/2026

Madaxweynihii ugu ficnay Somaliya iyo Madaxweynihii ugu fcnay Galmudug.

Magaalada Dusmareb Taallada laga dhisay halogu magac daro Gen Mohamed nur Galaal.
15/08/2026

Magaalada Dusmareb Taallada laga dhisay halogu magac daro Gen Mohamed nur Galaal.

Address

Hodan District
Mogadishu

Telephone

+252612705065

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanad hooyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share