Ly Ly chia sẻ việc làm từ Zing MP3

Ly Ly chia sẻ việc làm từ Zing MP3 hormarinta Dhalinta hubeer

Suldaanow Sudaan Barbaare kugu ogeynee gormaa iskaa u baxsatay Suldaan la yiraah Hubeer Maxamed?Suldaan Cabdulaahi boork...
09/09/2023

Suldaanow Sudaan Barbaare kugu ogeynee gormaa iskaa u baxsatay Suldaan la yiraah Hubeer Maxamed?

Suldaan Cabdulaahi boorka ugu jeedee Barbaare Maxamed ee
ma ninka yiri Hubeer Maxamed ma talaa ma adigaa?

Suldaan magac Qabiil dhan inaad dhacdo oo ku been abuurado ma xaq baaa?

Hooyo labadan erey mid soodheh:1: allah ha ulixifdiyo.😭2:alle ha unahariisto 💔
16/07/2023

Hooyo labadan erey mid soodheh:
1: allah ha ulixifdiyo.😭
2:alle ha unahariisto 💔

TACSI TIIRAANYO LEHانا لله وانا اليه راجعون... INAALI LAAH WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaan muragada la qaybsanayaa ehe...
15/07/2023

TACSI TIIRAANYO LEH

انا لله وانا اليه راجعون...
INAALI LAAH WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaan muragada la qaybsanayaa ehelada iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee sheekh Hassan Abdinor oo tii Alle u timid...

Illahy naxariistii jano haka waraabiyo.
Waxay ahayd geeri aad ii taabatay oon ka naxay. Rabii yarxamuk yaa sheykhii.

Ciidamo gurmad ayaa soo gaaray magalada baraawe kaas oo ka imid magalada baydhabo ee xarunta kgs.Saraakiisha militariga ...
19/06/2023

Ciidamo gurmad ayaa soo gaaray magalada baraawe kaas oo ka imid magalada baydhabo ee xarunta kgs.
Saraakiisha militariga ayaana dalbanaya gurmad balse dowlada dhexe ayaa u shegtay in wadahadal lala furi dono ciidanka darawishta kumel garaka kgs
Ciidanka atmis ayagana kor ayay daawanaya waxa ka socdo magalada baraawe
Dhanka kale ganacsatada konfur galbeed ayaa wada dadaalo ay ku garab istaagayaan ciidankoda meelaha ugu badan uu abaabulka ka socda ayaa ah magalada baydhabo.
Sido kale jaaliyadaha reer kgs ayaa iyagana wada dadaal ay ku garab istagayaa dadkoda iyo dhulkoda. Wararka iyo warbixinada xasaasiga ah kala soco page kayga
Fadlan haddii aad ku cusub tahay Follow soo dheh like iyo share comment gana ra,yigina ku cabira mhdsndn

Dadkaan aad u jeedaan waa xilibaano ka tirsan federaalka kuna matalaan beelaha shantacaleemo hal qof kuma jiro oo beesha...
19/06/2023

Dadkaan aad u jeedaan waa xilibaano ka tirsan federaalka kuna matalaan beelaha shantacaleemo hal qof kuma jiro oo beesha wax u qabtay sidaas ay tahay waxba loomo arkeyn lkn mida shalay sameeyeen shancaleemo oo dhan wey kawad xumaatay waxaa ladilay nin masuul ah kana tirsanaa maamulka degmada wanlaweyn meydkiisa waxaa looqaaday xamar waxaa lageeyay CID mid kamid ahna maraacin meydka oo yaala isbitaal ayaa ehelada meydka iyo xilibaan katirsan kgs ayaa cedaacadaha muqdisho kawada qaylinaayay ayaga mid kamid ahna goobtaasi ma imaan mana ka hadlin xitaa garab istaag uma muujin nacalad haku dhacdee marka hadii masuul ladilay ka hadli karin waa maxay matalaadooda ay matalayaan shacabka Degmada Wanlaweyn

إنـا لله وإنــا إليه راجعون.. كل نفس ذائـــقة الموت😢😥🥺Inalilahi waina illahay rajiun allah ha unaxariisto Gudoomiye kuxi...
17/06/2023

إنـا لله وإنــا إليه راجعون.. كل نفس ذائـــقة الموت😢😥🥺

Inalilahi waina illahay rajiun allah ha unaxariisto Gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada degmada wanlaweyn hashim maxamed malmahan safar shaqo ugu maqnaa Magaalada muqdisho ayaan cawa dabley hubeysan aan heybtooda lagaraneynin ku dishay buulada buulo xaanshi ee isku xeerta wadada muqdisho iyo degmada wanlaweyn ee gobolka shabellah hoose.

16/06/2023

❤ 💯💯💯💪💪💪💪

08/06/2023

XAMDI XARAGO DHAANTO CUSUB DEEGAANADA_HUBEER Official Video 2023

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ly Ly chia sẻ việc làm từ Zing MP3 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category