Moha Gumeysi Diid

Moha Gumeysi Diid Team Gumeysi Diid

17/07/2025

Wareygii 2aad saaxiibka xun iyo saaxiib fiican .......like ..share..comment

14/07/2025

Dadka dhexdooda dad baa ku jiro .......

19/03/2025

Soonka shukaansiga ma banaan yahay?

31/01/2025

RAEER BUULO-MAREER SEE WAX YEESHEEN

29/01/2025

Ugu dambeyn asad hagio waa is keeney soomaaliya

22/10/2024

Daawo | Qabiir madaxey o amaan ugu qubeyay real madrid❤️⚽️✅
Moha Gumeysi Diid

Birtu xitaa caawa waa naga soo hor jeedaa ,Isma dhiibeyno,tani waa Realmadrid wax kasta waa ka suuragalMoha Gumeysi Diid
22/10/2024

Birtu xitaa caawa waa naga soo hor jeedaa ,
Isma dhiibeyno,tani waa Realmadrid wax kasta waa ka suuragal

Moha Gumeysi Diid

28/09/2024

Qaladka ugu weyn ee somalida kubad cagta ka sameyso 🤣

Moha Gumeysi Diid

Allah ha u naxriistee waxaa Magaalada ku geeriyootey Maxamuud Abuukar Kushiidir oo maalmahaan xanuunsanaa, Maxamuud ayaa...
24/09/2024

Allah ha u naxriistee waxaa Magaalada ku geeriyootey Maxamuud Abuukar Kushiidir oo maalmahaan xanuunsanaa, Maxamuud ayaa ka mid ahaa Daroowalyaalka ugu wanaagsanaa ee Deegaanka buulo mareer asagoo in mudo ah uu ka shaqeynaayey wadidda Baabuurta waa weyn ee badeecadda magaladda looga baahan uu ka keeni jirey Mugdisho.

Waxa aan halkaan tacsi uga direynaa dhammaan ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyoodey, samir iyo iimaan Ilaahay haka wada siiyo amin.

Moha Gumeysi Diid

17/09/2024

Buulomareertiktokers masoo jeedaan ?

08/09/2024

Alla dhiigga

02/09/2024

Laacibka kooxda iftiin buulo-mareer Maxamed xasan oo diyaar garow adag ku jira dhawaan koob degmeed ku bilaawan doono gobolka banaadir adi ahaan degmadee u ciyaari doonaa is leedahay ?
Moha Gumeysi Diid

Address

Mogadishu

Telephone

+252616295502

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha Gumeysi Diid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Moha Gumeysi Diid:

Share

Category