Soomali weyn

Soomali weyn never give up

Sawirkaan waxaa sameeyay wiil Japanese  ah oo neurologist (dhakhtarka neerfaha) ah waxuu dhahay 1 : hadii sawirku kula d...
14/09/2021

Sawirkaan waxaa sameeyay wiil Japanese ah oo neurologist (dhakhtarka neerfaha) ah waxuu dhahay

1 : hadii sawirku kula degan yahay waxaa tahay qof caadi ah .

2 : hadii sawirku waxyar kula dhaqaaqaayo waxaa ku heysto walwal yar (stress).

3 : hadii uu saaid kuula dhaqaaqaayo sawirku waxaa ku heysto stress saaid ah .

Siduu kula muuqdaa adi 🤕😎

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomali weyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Soomali weyn:

Share

Category