24/02/2026
Sidee Elevators u Shaqeeyaan? π’β¬οΈβ¬οΈ
Elevator-ku wuxuu ku shaqeeyaa fiilooyin bir adag, pulley iyo counterweight si uu u dheellitiro culayska. Waxaa kaloo ku jira nidaam bareeg degdeg ah (emergency brakes) oo xaqiijiya badbaadada rakaabka.
π 252 63 070020
π²
Rasmi Elevator β Tayada iyo Badbaadada Waa Mudnaanteena.
γviralvideo
Rasmi Elevator Company
Hussein Abdulle Mohamed
Hussein Moalim Abdullahi
Abdalla Abdirashiid