MAHAD NOOR

MAHAD NOOR ‎﷽

📌Official account Of Mahad Noor|Somali Humanitarian| A voice for the Forgotten|Based In Bay and Gedo

01/08/2026

Maanta walalayal walashena asli ayaa garab inoogu baahan u duceey una share gareey faafinta xita waxay kamid tahay caawinta qof walbo wuxu awoodo haku caawiyo 😭🙏

31/07/2026

Fadlan share dhaha walalayal Una soo duceya walashena asli si uu alle caafimad degdeg ah usiiyo

28/07/2026

Sadaqada masaajidka lagu darsado waa sadaqo jaariyo

Qofkii masaajid Alle dartii u dhisaa , Alle wuxuu guri ugu dhisaa Jannada dhexdeeda

Walaal maanta waxaa laga yaabaa in $1, $0.5, ama wax kasta oo aad awooddo ay qayb ka noqdaan dib u dhiska gurigan Alle Waxaa laga yaabaa in lacagtaas yar ay noqoto camalka kuugu miisaanka culus Maalinta Qiyaame
+252613364596
Adan nuur cali

26/07/2026

Qofkii masaajid u dhisa Alle dartii, Alle wuxuu guri ugu dhisaa Jannada dhexdeeda

Walaal maanta waxaa laga yaabaa in $1, $0.5, ama wax kasta oo aad awooddo ay qayb ka noqdaan dib u dhiska gurigan Alle Waxaa laga yaabaa in lacagtaas yar ay noqoto camalka kuugu miisaanka culus Maalinta Qiyaame

sadaqada masaajidka lagu darsado waa sadaqo jaariyo

Tell +252613364596
Aadan nuur cali

24/07/2026

Fadlan walal share dheh
Tell=+252613256290
Rooney Macalin Adan

23/07/2026

Baydhabooy ma nabad baa saxibyal codkiina ayan sugayaa eraygiina ayaa ii noqon doono soo dhaweyn

23/07/2026

Maxaa dhacay kadib marki loo diyariyay qaliinka walaleekana mursal

Markay arkeen odayasha xaalada taagan waxay doorbideen in ay qaliinka baajiyaan qaliinka odoyasha ayaa si cad u diiday

21/07/2026

Address

Baardheere

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617188168

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MAHAD NOOR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MAHAD NOOR:

Shortcuts

Share