Xamarawi photography

Xamarawi photography

S Ugu imaaw  xamarawi photography qaadista sawiro quruxdooda aad la dhacdo iyo q
21/02/2023

S Ugu imaaw xamarawi photography qaadista sawiro quruxdooda aad la dhacdo iyo q

𝐁𝐀𝐋𝐀𝐍𝐁𝐀𝐋𝐋𝐄: Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu soodhaweeyay degmadda Balanb...
13/02/2023

𝐁𝐀𝐋𝐀𝐍𝐁𝐀𝐋𝐋𝐄: Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu soodhaweeyay degmadda Balanballe, Maamulka dehmadda, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug , iyo boqolaal shacab ah ayaa ku soodhaweeyay magaalada.

Hamabalayo
13/02/2023

Hamabalayo

ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ .Hampalyo sxp Suxufi Cabdi-sayid Jookar  mohamud Abdirihman iyo marwadisa...
11/02/2023

ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ .

Hampalyo sxp Suxufi Cabdi-sayid Jookar mohamud Abdirihman iyo marwadisa najax deeq xuseen oo xalay arooskodu ka dhacaye Dagmadad Balanballe ee gobolka galgaduud

Reerkii rasmiyoo raaga rabi ha idinka yeelo sxb sare

SAWIRADA: Xaflad ay Ku qalin-jabinayeen in kabadan 150 arday oo machadka midnimo College ka bartay Culuunta Caafimadka a...
03/02/2023

SAWIRADA: Xaflad ay Ku qalin-jabinayeen in kabadan 150 arday oo machadka midnimo College ka bartay Culuunta Caafimadka ayaa Caawa ka dhacday Hoolka Salaama Ee Degmada Caabudwaaq,

Ardaydan oo ka kooban 3 qeybood oo kala ah umulisoyin, Kalkaaliyaal Caafimadka iyo Kalkaaliye Caawiye Ayaa xafladooda waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kasocday Galmudug, Mamulka Dagmada, walidiin , Ganacsato , arday iyo maamulka iyo macalimiinta Machadka.

Xamarawi photography

16/01/2023
13/01/2023

Address

Abdirizak@gmail. Com
Mogadishu
6666

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamarawi photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xamarawi photography:

Share

Category