22/04/2024
💍Hambalyo Aroos wacan🥰
Hambalyo Hambalyo Hambalyo, Aroos Wacan Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Waxaan Hambalyo Farxadeed Oo Aan Qoraal Lagu Soo Koobi Karin Halkaan Uga Dirayaa Walashey Bqoqoradeyda Suldaamadayda Dr Ramlo Maxamed Cabdullahi Ramliina Last Queen Iyo Walaalkeey Saxiibkey Mohamed Bishar Xaashi Oo Arooskoodu Ka Dhacay Magalada Baladxaawo Xarunta Ganacsiga Gobolka Gedo.
Waxaan Leeyahay Noqda Labadii Isku Waara Ubad Khayr Qaba Kala Hela ifkana Farxad Ku Noolaada, Wiil & Caano, Gabar & Caano Guurkiina Guur Khayr
Gurigiina Guri Nagi Guulow Ka Yeel.
Waxaan idiin Kugu Ducaynayaa Ducada Rasuulkeena(SCW)
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ في خير