Khadar Garuun

Khadar Garuun Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khadar Garuun, Camera/Photo, Mogadishu.

Xaalada dadka kaptanka u aha Haaland 😂 Kaptan iska daa Triple Captain nooga maqan xoolaha
30/11/2025

Xaalada dadka kaptanka u aha Haaland 😂

Kaptan iska daa Triple Captain nooga maqan xoolaha

Sawirkani imisa Love ❤️ Ah Buu u QalmaaHadaad Farmaajo Taageersan Tahay Love Saar❤️👍
30/11/2025

Sawirkani imisa Love ❤️ Ah Buu u Qalmaa

Hadaad Farmaajo Taageersan Tahay Love Saar❤️👍

30/11/2025

Wararkii Maanta

1]. Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku laabtay ka dib safaro uu ku kala tagay dalalka Imaaradka iyo Kenya

2]. Wasiirka Gaashaanshiga Soomaaliya iyo Taliyaha Xoogga oo u safray dalka Masar si ay tababar uga soo xiraan Cutubyo ka tirsan Ciidamada kala duwan ee dalka

3]. Guddiga Maaliyadda Ee Baarlamanka labadiisa aqal oo Ciidanka Danab u meel mariyay qoondo maaliyadeed isla markaana muran ka keenay codsi kaga imaaday SODMA

4]. Farmaajo oo shirar siyaasadeed ka wado Muqdisho

5]. Duqa Muqdisho oo maamulada degmooyinka ku adkeeyay sugida amniga iyo bilicda magaalada isla markaana amray in Kaarka Doorashada Golaha deegaanka la wada doonto

6]. Taliyaha NISA oo safaro ku maraya dalal dhowr ah isla markaana ka shaqeeynayo iskaashi amni iyo horumarinta Ciidanka NISA

7]. Kulanka adag ee London derby( Chelsea VS Arsenal) oo natiijadeeda la sugaayo

8]. James Swan SRSG oo tagay dhuusamareeb kulamo la yeeshay Mw qoorqoor

DegDeg: Liverpool oo guul gaartay maanta weliba iyago shabaqooda ilaasshaday. Cajiib. Hambalyo.
30/11/2025

DegDeg:

Liverpool oo guul gaartay maanta weliba iyago shabaqooda ilaasshaday. Cajiib. Hambalyo.

-  Guushaan aa gaarnay waxa ugu wacan in gool nagala dhalin ciyaarihi ugu dambeeyay oo dhan anagoo fiican gool nagala dh...
30/11/2025

- Guushaan aa gaarnay waxa ugu wacan in gool nagala dhalin ciyaarihi ugu dambeeyay oo dhan anagoo fiican gool nagala dhalinaayay waa kala daadaneenay ..

Westaham shot ontarget xataa waa udiidnay maxaaaba inti gool nagala dhaliyo oo niyad jabno noola xasuuqaa 🤦🏿‍♂️

Hambalyo LFC fans kaalinta 3aad saddex dhibic lee inoo jirtaa 🤷🏿‍♂️

30/11/2025

dhageysiga

11/11/2025
Agaasimaha sanduuqa dhalinyarada Somaliland, ayaa ka qayb-galay shirweynaha caalamiga ah ee Horumarinta Bulshada (Second...
03/11/2025

Agaasimaha sanduuqa dhalinyarada Somaliland, ayaa ka qayb-galay shirweynaha caalamiga ah ee Horumarinta Bulshada (Second World Summit for Social Development).

wuxuu ahaa shir muhiim ah oo diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa, shaqo abuur-ka bulshada, caddaaladda, iyo cidhib-tirka saboolnimada.

Aragtidaada?

🚨 Ronaldo " kuma raacsani dadka qaba aragtida ah in Meesi aniga iga fiican yahay, ma rabo inaan Is hoosaysiiyo"Maqaamkii...
03/11/2025

🚨 Ronaldo " kuma raacsani dadka qaba aragtida ah in Meesi aniga iga fiican yahay, ma rabo inaan Is hoosaysiiyo"

Maqaamkiisa nin yaqaana ahay leeyahay cr7 number 1 ahay yacni

“Waxaanu kor u qaadnay waaxda Tiknooloji-yada ciidanka Booliska Jsl, CCTV Camera (Kaamaradaha amaanka) ayaa lagu soo xid...
03/11/2025

“Waxaanu kor u qaadnay waaxda Tiknooloji-yada ciidanka Booliska Jsl, CCTV Camera (Kaamaradaha amaanka) ayaa lagu soo xidhay dhamaan caasimada Hargeysa” Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar Garuun posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category