Mohamed Tallman

Mohamed Tallman Fadlan haddaad igu cusubtahay igu caawi inaa meel fog gaaro
MAHADSANID

Micnaha aan usoo qaatay mahan inaan Reerkaa Soomaaliyeed Ee daruufta heyso inaan ku farxay dhibkooda laakiin waxaan ula ...
23/08/2026

Micnaha aan usoo qaatay mahan inaan Reerkaa Soomaaliyeed Ee daruufta heyso inaan ku farxay dhibkooda laakiin waxaan ula jeedaa Soomalidu In Qabiilku iyo qabyaaladdu ka sareeyaan wax kasta xitaa sharcigga Tusaale waxaa lagayaabaa in shalay Qabiil lagu Taageeray Dadka Talada Haya maanta Laakiin Natiijadana waxa laga sii yaabaa in dadka qaar dhibsadan Sawirada iyagoo indhaha is ka saaray caad Waxaa kaloo lasii yaabaa in wali dadku sugayaan in hadalkooda lamaqlo tusaale Dawladd haddii dad dhul sharci daro kudagaan waxaa muhiim ah dowladdu in ay isticmaasho dhisidda guryo iyo Goobo kumeel gaar ah xitaa in dadku ugu yaraan dib udajin loo sameeyo sida taariikhihii dalkan uu lahaa aan ku aragnay iyo in dawladdu wacyi gelin kusameyso dadka si tartiib tartiib ahna loo raro ama dowladdu dhisto guryo isku raran ah oo canshuur yar saaran oo dadku lagu dhiiro galiyo xitaa ladhaho reerkii halkaas daga waxaan siin doonaa waxbarasho free ah iyo gaadiid free ah laakiin si dad ban canshuur loogu qaado Runtiu sawirkaan ayaan ku abuuray qoraalkan anigu siyaasi ma ahi laakiin waan la damqaday xaqiiqdii

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa xaaskiisa Janet Museveni u magacaacabay in ay noqoto wasiirka waxbarashad...
31/05/2026

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa xaaskiisa Janet Museveni u magacaacabay in ay noqoto wasiirka waxbarashada ee dalkaas booskan oo ay h**e u haysay ayaa dib mar kale loogu cugtay marwada koowaad ee dalkaas.

Sidoo kale wiilka madaxweyne Museveni ayaa isaguna haya Taliyaha guud ee ciidamada dalka Uganda dalalka afrika badankooda waxa sidaas oo kale xilalka isku gedaama qoysaska Madaxda dalka hogaamisa ilaa ay gaarsiiyaan kutagri fal hantiyadeed iyo mid xukunba oo muddo dheer dalka kusii hayda faqri dhul ka dhiga dadka kunool dalalkaas.

30/05/2026

Baydhabo Waxay kujirtaa labo marxaladood oo midba midda kale kadaran
Waxaa is garab socda dagaalada kudhufoo kadhaqaaqda ah iyo doorasho ilaa dhaarin baarlamanka 3aad waxaa su,aal ah sidee la isku waafijn doonaa

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Tallman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share