Eng.Saacid sheekh

Eng.Saacid sheekh kan waa beejkeyga saxda ah ee halaku soo yaaca asxbey

Noocee jeceshahay innaad ka akhriso buugaagta? 1. Diinta2. Taariikhda 3. Ganacsiga4. Horumarinta nafta5. Sheekooyinka 6....
10/11/2022

Noocee jeceshahay innaad ka akhriso buugaagta?

1. Diinta
2. Taariikhda
3. Ganacsiga
4. Horumarinta nafta
5. Sheekooyinka
6. Falsafada
7. Caafimaadka
8. Siyaasada iyo dhaqaalaha

Hoos nagula wadaag hal buug oo aad akhriskiisa, hab-qoraalkiisa iyo fahamkiisaba xoog aad ujeceshahay.

Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw scw scw.
04/11/2022

Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw scw scw.

28/10/2022

Galab wanagsan asxbtey

28/10/2022

Nashiido gabar yar qaadeysa maashaa allaah.

28/10/2022
21/10/2022

Waa wiil yar oo hadal xikmad ku hadlay.
Fadlan naku soo biir like share commonti.

19/10/2022

subax wanaagsan asxbteyda

Allaah unaxriisto Taliyihii Booliiska gobolka Banaadir, Gen.Farxaan Qaroole.
30/09/2022

Allaah unaxriisto Taliyihii Booliiska gobolka Banaadir, Gen.Farxaan Qaroole.

↪️ *xaraanta iyo xalaasha waxaa lagu kala GARTaa waa CILMI*↪️ *laakiin waxa xaraan kaa celiya waa iimaan**Tusaale 👈 waxa...
25/09/2022

↪️ *xaraanta iyo xalaasha waxaa lagu kala GARTaa waa CILMI*

↪️ *laakiin waxa xaraan kaa celiya waa iimaan*
*Tusaale 👈 waxaa jira qof garanaaya sheygaas inuu xaraan yhy balse aan iska dhaafey markaas qofkaas waxaan odhan karnaa wuu yaqaan cilmigii xalaasha iyo xaraanta uu kula garanlahaa balse waxaa kamaqan iimaankii

Galab wanaagsan asxbey.

  soo dheh dad sidaan oo kale isku jecl
25/09/2022

soo dheh dad sidaan oo kale isku jecl

23/09/2022

Fadliga uu leeyahy aqrinta qur aanka kariim "sh. Abuukar xasan maalin" ka bogasho wacan.
Fadlan page ka like ii saar flow na dheh siina sheer garee si uu wllkaa ugu faa iddeysto.

Address

Mogadishu

Telephone

+252616246315

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng.Saacid sheekh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng.Saacid sheekh:

Share

Category