Equal Official

Equal Official waxaan idiinku Soo bandhigi doona page-kan waxwalbo oo idin xiisa galiya ganacsiga sheekooyin cusub dhacdooyinka warka IWM

macaamiil kusoo dhawow gacmo furan adeeg hufan Iyo beec idin raali galiya

21/01/2024
Sheeko Waaliya oo Qosol badan:-3cabsan ayaa waxay soo raaceen Gaari Taxi ah. Ninkii Taksiilaha wuu fahmay in ay cabsan y...
26/12/2022

Sheeko Waaliya oo Qosol badan:-
3cabsan ayaa waxay soo raaceen Gaari Taxi ah. Ninkii Taksiilaha wuu fahmay in ay cabsan yihiin. Intuu baabuurka kiciyay asagoo dhaqaajin buu gaariga damiyay. Markaas ayuu ku dhahay waa imaanay , kii 1aad lacagta ayuu siiyay kii 2aad wuxuu dhahay waa mahadsantahay, kii 3aad ayaa daraawalkii dharbaaxsho ku dhuftay . Daraawalkii wuu isku naxay, wuxuu is dhahay kan wuu ku fahmay markaas ayaa cabtooygii yiri (mar dambe gaariga xoog ha u wadin waaba na dili gaartee) !!!🤣🤣🤣

26/12/2022

Sheeko Waaliya oo Qosol badan
3cabsan ayaa waxay soo raaceen Gaari Taxi ah. Ninkii Taksiilaha wuu fahmay in ay cabsan yihiin. intuu baabuurka kiciyay asagoo dhaqaajin buu gaariga damiyay. Markaas ayuu ku dhahay waa imaanay , kii 1aad lacagta ayuu siiyay kii 2aad wuxuu dhahay waa mahadsantahay, kii 3aad ayaa daraawalkii dharbaaxsho ku dhuftay . Daraawalkii wuu isku naxay, wuxuu is dhahay kan wuu ku fahmay markaas ayaa cabtooygii yiri (mar dambe gaariga xoog ha u wadin waaba ana dili gaartee) !!!🤣🤣🤣

Funny Story Jumceyste By Equal Official
26/12/2022

Funny Story Jumceyste By Equal Official

Sheeko Qosol badan oo dhex martay naag wariye ah iyo nin beeraley ah kkkkk!!!
26/12/2022

Sheeko Qosol badan oo dhex martay naag wariye ah iyo nin beeraley ah kkkkk!!!

Oraahdaan ujeedkeeda saxda ah haddii aad fahamtay Comments-ka nagula wadaag
26/12/2022

Oraahdaan ujeedkeeda saxda ah haddii aad fahamtay Comments-ka nagula wadaag

26/12/2022
25/12/2022

Address

Mogadishu

Telephone

+252611139428

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Equal Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Equal Official:

Share