21/09/2024
Gaalkacyo: 21 September 2024: Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa ka qayb galay madal lagu martiqaaday Isimada dhaqanka SSC khaatumo oo loogu sameeyey qado sharaf.
Munasabadan oo ay Soo qaban qaabiyeen Isimada dhaqanka Gobolka Mudug, cuqaasha, Aqoonyahanka,culimada, Ganacsatada, iyo Maamulka oo wadajira, ayaa daarneyd Soo dhawayn Isimada SSC Khatumo oo soogaaray Gobolka Mudug gaar ahaan Degmada Gaalkacyo.
-DHAMAAAD-