Nasir Bulle

Directions

Nasir Bulle cinematographer 🇸🇴

Official Photoshoot | sareeye guud Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) 🇸🇴📸
17/10/2026

Official Photoshoot | sareeye guud Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) 🇸🇴📸

17/10/2026

Hambalyo Sareeye Guud! 🫡🇸🇴
Waa sharaf weyn inaan maanta sawirkan rasmi ah ka qaado General-ka oo loo dalacsiiyey darajada sare ee Sareeye Guud. Halyeey mudan in la xuso oo taariikh weyn ku leh Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

#ᴘᴏʀᴛʀᴀɪᴛᴘʜᴏᴛᴏɢʀᴀᴘʜʏ

Guul Muhiim ah oo ka Mid ah Safarkayga Xirfadeed 🇸🇴📸La shaqaynta hay’ad qaran sida Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ma...
15/10/2026

Guul Muhiim ah oo ka Mid ah Safarkayga Xirfadeed 🇸🇴📸

La shaqaynta hay’ad qaran sida Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ma aha oo keliya guul xirfadeed, balse waa sharaf iyo fursad qiimo leh oo aan dalkayga ugu adeegayo xirfaddayda sawir-qaadista iyo sheeko-muuqaalka.

Sawir kasta waa fursad lagu diiwaangeliyo dadaalka, adeegga iyo dadka qaybta ka qaata taariikhda qarankeenna.

Waa sharaf inaan xirfaddayda iyo hibadayda ugu adeego dalkayga. 🇸🇴

Shaqo ka mid ah kuwa aan ku faano 📸Sawirada rasmiga ah (executive portrait) ee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliye...
13/10/2026

Shaqo ka mid ah kuwa aan ku faano 📸
Sawirada rasmiga ah (executive portrait) ee Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed 🇸🇴

Somalia Studios

Executive portrait 📸
27/09/2026

Executive portrait 📸

Musharax madaxweynaha cameramans ahy codkaga isii vote for nasir bulle cadalad iyo sinaan 📸
25/09/2026

Musharax madaxweynaha cameramans ahy codkaga isii vote for nasir bulle cadalad iyo sinaan 📸

Executive portrait 📸📸
24/09/2026

Executive portrait 📸📸

Executive portrait 📸📸
23/09/2026

Executive portrait 📸📸

19/09/2026

Executive portrait 📸📸 Amb Mohamed Ali Nur Cadde Studios

Executive portrait  📸
12/09/2026

Executive portrait 📸

Address

Km4
Mogadishu
JH00011

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasir Bulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share