Ahmed Ruuxi

Ahmed Ruuxi kahel halkaan warar xaqiiq ah

12/09/2025

Alahu akbar alahu akbar saka xoga dalka wa cibadeysten guul iyo gobanibo qasatan kumandoska gorgor

12/09/2025

Sida wabiga biyaha looga soo saro

11/09/2025

Birmade Xasan Sheekh Maxamuud

11/09/2025

Villa Somalia

05/09/2025

Carruurta ku nool magaalada bacaadku aasay ee aan gurmadka helin, waxa ka mid ah Cabdinaasir Axmed Cumar oo xalad adag ka Muuqto,

11/08/2025

Saakay Ciidanka dowladda ayaa weerar ku qaaday deegaanka Tuulo Amiin oo ka tirsan Beledxaawo, halkaas oo fariisin kulahaayeen Ciidanka JL. Waxaa warar soo baxaya sheegayaan in Ciidanka Dowladda halkaas la wareegeen. Muuqaalo laga helay saraakiisha dhinaca Dowladda ayaa muujinaya askar laga qabsaday dhinaca Jubbaland.

09/08/2025

Yaa Salaam

Guusha Ciidanka Xoogga Dalka ka gaareen dagaalkii bariire waxuu bilow fiican u yahay howlagalada gobolka Shabeellaha hoose.

In ka badan 120 maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay dagaalkaan iyadoo gumacyada kumaandooska GorGor, Droneska Akinci iyo Taangiyada AUSSOM la iskugu daray.

Khawaarijta oo kalhore qarxiyay buundada bariire si aysan ciidamada uga so talaabin dhanka kale ayaa shalay markii ay jabeen waxay wayeen meel ku baxsadaan taasoo ciqaab ku noqontay.

Wasaaradda Gaashaan-dhigga iyo taliska xooga dalka qorshaha ay dajiyen waa bogaadinaya guuleysta

08/08/2025

Siyaaradii
Cabdale iyo cawareere
Oo ku soo dhamaatay
Deegaanka kheyr qabe


08/08/2025

Abwaan shaacir
Run ayuu sheegay


20/05/2023

Waa Kan o kale
Marka somalia fanto

Address

Tabinta Warar Xaqiiq Ah Kuna Xiiso Galiya
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Ruuxi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share