Dhiiragaliye boys and girls

Dhiiragaliye boys and girls Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhiiragaliye boys and girls, Camera/Photo, Mogadishu.

Walashydiyey  waxd tahay boqarad👑Waxad ku tahay xijaabka🧕amiiradWaxd ku tahay dhowrsanantad🌺💝 Qurux waxd ku tahay xishoo...
18/04/2022

Walashydiyey waxd tahay boqarad👑

Waxad ku tahay xijaabka🧕amiirad

Waxd ku tahay dhowrsanantad🌺💝

Qurux waxd ku tahay xishoodka🙈

Marwne waxad ku tahay dhaqanka wanagsan😋🌺🥰❤️

Alle hangu arzaqo cibaadisa io uu dhimiritan adoomahiisa duruufeysan alle Hanaga Aqblo soonka io salaadAnfur wangsan😍
18/04/2022

Alle hangu arzaqo cibaadisa io uu dhimiritan adoomahiisa duruufeysan alle Hanaga Aqblo soonka io salaad

Anfur wangsan😍

Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta 62 sano jirsaday. Aragtideenu waa dhismaha ciidan...
12/04/2022

Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta 62 sano jirsaday. Aragtideenu waa dhismaha ciidan tayo, karti iyo xirfad leh. Ciidan xirfad leh waxaa lagu qeexaa in uu yahay kan dastuurka dhowra, sharcigana ilaaliya, siyaasada ka madaxbanaan, qaranka daacad u ah, mutaysi ku dalaca, darajadana ku hela u qalmid iyo gudashada waajibka qaran, muunad qaran leh oo tiradiisa, waajibkiisa, iyo qaabdhismeedkiisa heshiis lagu yahay.

11/04/2022

Inyar oo adoomadayda kamid ah uunba shukriya(mahadnaqa) ayuu Alle leeyahay, kamid noqo kuwaas oo dheh “Alxamdulillah”❤️👏
Alxamdulillah dheh walal hadii cafimad qabto wax aad cuntana aad heysto 🙌🙌🕋

Dhabar adeega iyo dulqaadka badani waxay ku gaarsiinayaan darajo aad u sareysa...!!
11/04/2022

Dhabar adeega iyo dulqaadka badani waxay ku gaarsiinayaan darajo aad u sareysa...!!

Waxey ahayd inan faraxno markey ka bexeen nolosheena, waxey ahayd inan dhoola cadeyno goor walbon ayaga soo xasuusano, w...
11/04/2022

Waxey ahayd inan faraxno markey ka bexeen nolosheena, waxey ahayd inan dhoola cadeyno goor walbon ayaga soo xasuusano, waayo ayagu ma gaarsiisna heer ay la wareegaan dhamaan farxaddeenii iyo waliba dholacadeynteni qurxaneed. Waxa baxaya cid walbo anan ku haboneyn nolosheena ee ma ahan qeyb inaga mid ah.😉

Duhur Wanagzan 🌌

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhiiragaliye boys and girls posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category