Yontoy Photography

Yontoy Photography Page-kan waa bar aan idinkula wadaagi doono Sawirada Qurxoon en anigu qaaday Camera-deyduna qabatay.

sidoo kale waxan idinkugu so gudbin doona Culuum la xiriirta Sawir qadida iyo Video duubida, Casharo joogta ah ayadna halkan ka qaadan dontan Insha'allah.

6 SANO OO XIRIIR AH AYAANU QADEYNAA SAWIRADA  -GA.HADII AAD DANEYNEYSO SAWIR TAYO LEH ISLAMARKAANA QURXOON, NAGU SOO BOO...
09/10/2023

6 SANO OO XIRIIR AH AYAANU QADEYNAA SAWIRADA -GA.
HADII AAD DANEYNEYSO SAWIR TAYO LEH ISLAMARKAANA QURXOON, NAGU SOO BOOQO XARUNTA PHOTO-DA OO KU TAALA ISGOOYSKA SHAQAALAHA, DEG. WAABERI EE MAGALADA MUQDISHO AMA SOO WAC NUMBERKAN
+252619991430

NAIROBI NIGHT PHOTOGRAPHYSawiro Habeen kuwii ugu quruxsanaa ee aan Nairobi ka qaadno.Yontoy Photography By: Hilal Yontoy
26/06/2022

NAIROBI NIGHT PHOTOGRAPHY
Sawiro Habeen kuwii ugu quruxsanaa ee aan Nairobi ka qaadno.
Yontoy Photography By: Hilal Yontoy

The 4 seasons in the same place.4 ta Xili ee sanadka iyo hal meel oo sawir laga qaaday GU’ DEEYR, XAGAA IYO JIILAALYonto...
09/03/2022

The 4 seasons in the same place.
4 ta Xili ee sanadka iyo hal meel oo sawir laga qaaday GU’ DEEYR, XAGAA IYO JIILAAL
Yontoy Photography

ODAY XAAYOW IYO XILI GALAB AHπŸ“Έ Yontoy Photography
31/12/2021

ODAY XAAYOW IYO XILI GALAB AH
πŸ“Έ Yontoy Photography

GAARI DIBILE AH OO BAL WADO πŸ“ΈYontoy Photography
31/12/2021

GAARI DIBILE AH OO BAL WADO
πŸ“ΈYontoy Photography

WAXAN SAWIR LA HELAY QORAXDII UGU DAMBEYSAY EE 2021TAN SUBIXII SOO BAXEYSA EE 2022 IYAN WAAN IDIN SOO SAWIRA Like saar P...
31/12/2021

WAXAN SAWIR LA HELAY QORAXDII UGU DAMBEYSAY EE 2021
TAN SUBIXII SOO BAXEYSA EE 2022 IYAN WAAN IDIN SOO SAWIRA
Like saar Page-ka Yontoy Photography

πŸ“·=Sawirqadaha saxda ah wa kan Camera-disa la hela wax cajiib ah oo Mucjiso ah, dadkuna la yaaban Moment-ska qabta.... ee...
09/12/2020

πŸ“·=Sawirqadaha saxda ah wa kan Camera-disa la hela wax cajiib ah oo Mucjiso ah, dadkuna la yaaban Moment-ska qabta.... ee ma ahan midka si fiican u sawira wax dadku wada yaqanan marwalbana la arko....
Yontoy Photography

Qorax dhac iyo Quruxda Xeebta XamarπŸ“Έ Yontoy Photography
17/10/2020

Qorax dhac iyo Quruxda Xeebta Xamar
πŸ“Έ Yontoy Photography

γ€Šβ—π‡πšπ©π©π²  𝐖𝐨𝐫π₯𝐝  𝐏𝐑𝐨𝐭𝐨𝐠𝐫𝐚𝐩𝐑𝐲  πƒπšπ²  2020●》Hambalyo maalinta   Aduunka ee 2020
19/08/2020

γ€Šβ—π‡πšπ©π©π² 𝐖𝐨𝐫π₯𝐝 𝐏𝐑𝐨𝐭𝐨𝐠𝐫𝐚𝐩𝐑𝐲 πƒπšπ² 2020●》

Hambalyo maalinta Aduunka ee 2020

πŸ”΄πŸ”Ή οΈπƒπˆπ˜π€π‘π€πƒπ€π‡π€  πŠπ”  𝐃𝐀𝐆𝐀  π€πŒπ€ πŠπ€ 𝐃𝐔𝐔𝐋𝐀  π†π€π‘πŽππŠπ€  𝐀𝐃𝐀𝐍  π‚π€πƒπƒπ„πŸ”ΉοΈπŸ”΄DIYARADAHA CAALAMIGA EE KU DAGA GAROONKA ADAN CADE MUQDHI...
03/08/2020

πŸ”΄πŸ”Ή οΈπƒπˆπ˜π€π‘π€πƒπ€π‡π€ πŠπ” 𝐃𝐀𝐆𝐀 π€πŒπ€ πŠπ€ 𝐃𝐔𝐔𝐋𝐀 π†π€π‘πŽππŠπ€ 𝐀𝐃𝐀𝐍 π‚π€πƒπƒπ„πŸ”ΉοΈπŸ”΄

DIYARADAHA CAALAMIGA EE KU DAGA GAROONKA ADAN CADE MUQDHISHO

1- TURKISH AIRLINE
2-AFRICAN AIRWAYS
3-AIR DJIBOUTI
4-DAALLO AIRLINE
5-JUBBA AIRWAYS

Waxaan nasiib u yeeshay daba yaaqadii 2018_dii inaan sawiro qurux badan idinkaga soo qaado.... Dayaradahaa kuso daga ama ka duula Gigada Muqdisho.

Maalmaha soo socda min diyarad diyarad ayanu idin so galin doona i.a

Wa hadii uu kiinu bato,
πŸ‘ iyo ❀ ba weey istahilane la dhac... Amaana Alla.

©️ πŸ“· Yontoy Photography

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Telephone

+252619991430

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yontoy Photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yontoy Photography:

Share