21/09/2026
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ | ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐
SOMIPEX 2026 waa madal lagu soo bandhigi doono awoodda wax-soo-saarka dalka, si loo xoojiyo isku-xirka warshadaha iyo suuqyada, loona dhiirrigeliyo maalgashiga warshadaha Soomaaliya.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Ibrahim Ahmed Osman, ayaa ka hadlay muhiimadda Bandhigga Warshadaha Soomaaliyeed iyo fursadaha uu u abuurayo warshadaha gudaha iyo maalgashadayaasha.
SOMIPEX 2026 wuxuu isu keenayaa warshadaha gudaha, ganacsatada iyo maalgashadayaasha, si loo abuuro fursado cusub oo kobciya wax-soo-saarka iyo maalgashiga warshadaha Soomaaliya.
โโโโโโโโโโโโโโโ
๐
22โ23 Sebtembar 2026
๐ Muqdisho, Soomaaliya