18/07/2022
THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKA
qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
Waxa uuna leeyahy 2 dhinac
FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad
â—ŹAstaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)
👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.
Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:
â—Ź daallanaan
â—Ź u nuglaansho qabow
â—Ź miisaanka oo kordha
â—Ź calool istaag
â—Ź niyad jab
â—Źdhaqdhaqaaq oo dhiba
â—Ź fikir gaabis ah
â—Ź murqo xanuun iyo daciifnimo
â—Ź maqaar qalalan oo fiiqan
â—Ź timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
â—Ź kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
â—Ź qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
â—Ź hurdo badan oo xad dhaaf ah
🤔 Xaaladaha halista ah 🤔
â—Ź indhaha oo soo barara
â—Ź Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
â—Ź Kansar dhuunta ah
Si laguu cawiyo fadlan la xirir whatsapp number
+252 61 7425761 ama +252617425761