prince_ahmed_zaki

prince_ahmed_zaki hadad igu maqan tahay aniga imaba so gaaraysid waayo wxn ahay qof alle ku xiran

✊ Ma quusto🏙️ Mugadishu Caasimadda Ummadda Soomaaliyeed ✅
09/02/2026

✊ Ma quusto
🏙️ Mugadishu Caasimadda Ummadda Soomaaliyeed ✅

23/11/2024
Boodhari wixii helay anna baaqi igu noqdey🥺Dadkaygi idin jeclhy xaqiiqdi Glb wngsn all somali people
14/08/2024

Boodhari wixii helay anna baaqi igu noqdey🥺
Dadkaygi idin jeclhy xaqiiqdi
Glb wngsn all somali people

Galmudugeey hambalyo hambalyo hordhac ah guuul i.a
29/01/2024

Galmudugeey hambalyo hambalyo hordhac ah guuul i.a

18/01/2024

Farxad LadHimo Lkn riyoo Yinkaaga HaLadHimanin__🤦‍♂️

🖇️Ahmett smile boy ina noole ⛓️. In AaD ku dhaLatO faqiiRnimO ma Ahan qaLaD kaaGa
BaLsE in Aad ku dhimaTo Ayaa Ah qalaDkaaGa

( wiil raaxo ahmett khalpi Taajir ) FilasHada waNagsani Farxad Bay aBuurTa
Marba hadii an leyhy qalpi wanaagsan o hadana an haysto walaalo i jecel garabkayga ah mzr waliba 5000kun friendz ila ah 2 qofood ereyo wanaagsan isoo xariiqda igala fcn seithy qalbiga ayey u roon thy muhiimadu ma ahan in wX la is siiyo walalo is jecel lagu noqonayo qofkii naftaada ka war qabo ka dhigo dhaqtar adi ku gaara nolasha buuq ma ahan
Inta igu faanto qalbiga idinka salamay full rezpect dadkaygi somali mohamed

“Hablo weerar geli karaHablo geela dhicin karaGobannnimana hanan karaHablo talada goyn kara Garta madal ka naqi karaGara...
18/01/2024

“Hablo weerar geli kara
Hablo geela dhicin kara
Gobannnimana hanan kara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka naqi kara
Garashana iskaga mida
Quruxdana ka wada goba
Geeskeenna mooyee
Gayi kale ma joogaan” hablaha somaliyeed miyaa gabdho kale lola simi kara 🇸🇴 hablaha somaliyed way na dhaleen way nola dhashen guurso hablaha geeska africa ugu shidan e gabdhena somaliyed sida lagugu dhalo caruur la yaqaana diinta islamka iyo tarbiyo leh allow inoo daah gabdhaheni 🇸🇴

Morocco 🇲🇦 🚫

By Ahmed noole🙏

Galmudug maanta waana shaafisay wlhi 💪💪💪💪K/galbed waa dadashen ciyaar ayaa idin dhiman waso laban kartan Isku aamow waxa...
12/01/2024

Galmudug maanta waana shaafisay wlhi 💪💪💪💪
K/galbed waa dadashen ciyaar ayaa idin dhiman waso laban kartan
Isku aamow waxa helay ILBIR🤣🤣🤣
Galmudug is not easy

Xabada dadka kaalin kowad uga jira galmudug
Qalinkana sidoo kale
Is dhaxgalka bulshada galmudug u daày amar taliye sadaq joon

Cawoo kale madaxa na furan galmudug guuul guul guul taliye
12/01/2024

Cawoo kale madaxa na furan galmudug guuul guul guul taliye

Kadib 45 Sano oo uu ahaa Baadari Aad Looga ixtiraamo Dalka Australia Kana Shaqeeya Kaniisad Waxa uu Ugu Dambeyn Gould Da...
31/12/2023

Kadib 45 Sano oo uu ahaa Baadari Aad Looga ixtiraamo Dalka Australia Kana Shaqeeya Kaniisad Waxa uu Ugu Dambeyn Gould David Qaatay Diinta islaamka.

Magiisa Cusub waa Cabdiraxmaan.
Allahu Akbar.

Address

Mogadishu
4699

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+252619061588

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when prince_ahmed_zaki posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category