Hon Sharmarke Mohamed Yusuf

Hon Sharmarke Mohamed Yusuf Politician

19/05/2026

Arsenal win their first Premier League title since the Invincibles' triumph in 2003-04 🤝

19/11/2022

Cod halaagsi ah hdaad maqli jirtey waakan wlhi🥰🥰

22/06/2022

Bal Vedio Gan Daawo Adaa Yaabi Doone.

wariye:jamal muhumed osman
xuquqda vedioga: Dalsoor.

13/02/2022

Gudoomiye Muudeey hadii Baarlamaanka Soomaaliya laga dhex waayo talow yaa Difaaci doona Diinteena?

Cabdiweli Sheekh ibraahim Muudeey waa Geesi aan hadalka la gaban taariikhda ayaana xusi doonta.

08/01/2022

M.Jawaari oo ka faalooday xaaladda ugubka ah oo dalka kujiro.

Waa koox dhalinyara soomaaliyeed ah aadna looga yaqaan caasimada muqdisho.Mana ahan kooxaha Donor's ka xalane ka dagan d...
05/12/2021

Waa koox dhalinyara soomaaliyeed ah aadna looga yaqaan caasimada muqdisho.

Mana ahan kooxaha Donor's ka xalane ka dagan dalka ama donor ahaan u diiwaan gashan.

Maaha mas,uuliyiin dowladeed sida waziiro, iyo xildhibaano kuraas Ku raadinayo wax qabadkooda.

Dhalinyaradani waa koox si is kooda ah isku xil-qaamay sida mudadawacnimada leh ugu adeegayo bulsha soomaaliyeed, oo aan wada qirsanahay sida ay ula daalaan dhacayaan duruufta musiibooyinka abaaraha kuwaasi oo qayba dalka ka mid ku dhuftay.

Dhalinyaradani soomaaliyeed ah kuwa is kuugu jiro, WIILAL IYO GABDHO, wali qalbiyadooda waxaa ka dhex buux raxmad iyo naxariis rabi Kuna beeray.

Dareenka ka safriyay muqdisho geeyayna goobta aan wada aragno iyo wax qabadka inuu wada muuqnayo, maaha qancinta naf la ehel ah. Guuxaaye iyo Bilaal bulshawi waad mudan tihiin, abaal marin tan ugu qaalisan❤️❤️

Magac tiktok o ah magac xun wa in la idinka nadalaa o magac kale la idin bixiya 🙏🏻❤️🙏🏻

Tiktok maaha meel ficn marka kaso taga o noqda kuwa hormuud u noqda dadkoda iyo dalkooda say wax ugu qaban laheeden mahadsanid 🙏🏻❤️

Qore:Ifrah Mohamed

30/09/2021

Gabay uu tiriyey abwaan Gaariye waxaa ka mid ahaa "xerbeegtii garaadkeed. Xaajo waliba guddoonkeed".

Xaajo baahideedda ay koonfur galbeed hayso Galmudug maxay ka qabanee. Waa su'aasha mudan in la is weydiyo? Dhallanyaro laga soo qaaday deegaanada koonfur galbeed, haba u badnaadaanee kuwa Xuddur. Ma ahay in meel kale lagu naf gooyo!

Waxaan ka xumahay falkii shalay dhacay, waana cambaaraynayaa. Shaarka dowladeed iyada oo loo adeegsanayo dhallanyaro ka soo jeeda koonfur galbeed, waxay naftooda ku waayeen aano qabiil. Madaxdii mataleysay na waa shibane aan dhawaaqin!.

Xaalufin ba'an bay ku hayaan maamulka Galmudug dhallanyarada muruq maalatada ee ka soo jeeda koonfur galbeed. Maanta haddana shaar dowladeed waxay u adeegsadeen dhallanyaro u diyaar garooway difaacida dalkooda hooyo!.

Inta ka hartay, dhallanyaradaas. Waxaan ugu baaqi lahaa in ay isaga soo hayaamaan carigaas ay joogaan. Oo ay u soo gurriyi noqdaan deegaankooda. Maamulka Baydhabo waa in arrintaan faragalin weyn uu ku sameeyaa oo dhallanyarada maanta la laayey dhiigooda soo dhiciyaa.

Matalayaasha muddadooda ay go'odey. Waxaan ugu baaqayaa in aysan arrintaan ka gaabsan oo dadkoodii si kas ah loo laayey dhiigooda soo dhacsadaan. Maamulka uu hoggaamiyo Laftagareen maskaxda ha ku sii hayo in lagu la xisaabtami doono, jawaabta uu ka bixin doono. Hadduu ka gaabsado iyo hadduu jawaab qanaaco leh ka bixiyo ba.

Alle ayaa idin maqan walaalaheygow.

Gobolka Bakool ee caasimadiisu tahay Xuddur, waxaa si dardar ah uga socda sare u qaadidda iyo tayeynta kubbada cagta. Ku...
24/08/2021

Gobolka Bakool ee caasimadiisu tahay Xuddur, waxaa si dardar ah uga socda sare u qaadidda iyo tayeynta kubbada cagta. Kubbada cagta ama 'Sports-ka' waa aaladda ay daneeyaan dhallanyaradu, badankiina u ah qalbi dajin iyo hormar.

Xuddur wareegtooyinkii la soo dhaafay waxay u ahayd maalmo billan oo wanaagsan marka loo eego dhanka kubbada cagta dhallanyaradunna si wacan ay muraadadoodda u siinayeen. Waxaan bogaadinayaa Xiriirka kubada cagta degmada xuddur oo ugu weenyhy Hon Mahad Fiidow Mahamud iyo isku-duwaha Wasaaradda Dhallinyarada & Cayaaraha Koonfur Galbeed Hon Abuudey Caaqilka hormarka wanaagsan oo ay ka sameyeen sportska degmada.

Muhiimad weyn bay u tahay bulshada gobolka iyo degmada, in ay hellaan meel ay dhallanyaradu ku soo bandhigaan xirfadoodda kubbadeed iyada oo aysan ka marneyn garab istaaga maamul ee dowliga ah.

Kubbadu waxay qeyb weyn ka qaadataa hormarka deegaanka, waxaan u mahadnaqayaa dhamaan dadkii oo isku xilqaamay in ay sare u qaadaan 'Sports-ka' waxaan u rajeynayaa hormaro balaarran oo bulshada daafeheedda kale soo jiita.

Qore: Sharmaarke.

20/08/2021

Alle aya xaqa u hiilin, Cabdimaalik muuse coldoon cadalada alle ayuu sugaya😥😥

18/08/2021

2 Qiso oo cusub oo aad u cajiib ah!! Nairobi Sh Hussien Ali Jabuti

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Sharmarke Mohamed Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hon Sharmarke Mohamed Yusuf:

Share