LUUQ GANANE

LUUQ GANANE Kala soco waraka kusabsan Dagmada Luuq ganane

Qahwa  iyo Qaloon so dhawada siyasada kayara Nasta LUUQ GANANE 🙏🙏
07/11/2024

Qahwa iyo Qaloon so dhawada siyasada kayara Nasta LUUQ GANANE 🙏🙏

Casar wngsn LUUQ GANANE
26/10/2024

Casar wngsn LUUQ GANANE

06/10/2024

👂

05/10/2024

Arooryo Suban saka xalada wey Dagantahay
Nabada Allha ino ziyadiyo

04/10/2024

Qof muslim ah dhiigiisa oo la daadiyo wax sahlan mahan walalayal Ilahay Halaga Baqo

Luuq ganane
02/08/2024

Luuq ganane

Ubadkiinii waad daadiseen waana dubateene Dubaaxdiisii waad wada cunteen duhur dharaareede Dariiq toosan Soomaaliyey waa...
08/07/2024

Ubadkiinii waad daadiseen waana dubateene Dubaaxdiisii waad wada cunteen duhur dharaareede Dariiq toosan Soomaaliyey waa lagaa deyeye Darajada Ilaahay ninkii doonayaa hela e Nin ka duday distoorkioy waxyiga diinti ka carrowye Dugsi malaha qabyaaladi waxay dumiso mooyaane Hadaynaan xumaanta iyo dilkiyo daynin kala qaadka Dibaddaan ka joognaa sharciga daacadda Ilaahe Danbarkeedu waa Jahannama iyo dogobkii naareede Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane Dir dir la isu laayiyo intaan weerar daba joogno Ooy dumarku weerkii sitaan danabadii waayey Uu sida dureemada u yaal meydku dibaddiinna Wallee doogsan maysaan haddaad dunida joogtaane Dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

Follow up
27/12/2022

Follow up

26/12/2022
26/12/2022

Luuq ganane

Address

Luuq Gado Somali
Luuq

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LUUQ GANANE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to LUUQ GANANE:

Share

Category