Abubakar Ismail

Directions Contact the business

Abubakar Ismail Horumarku wuxuu ku yimaada waa inaad tusaale fiican u noqotid bulshadaada. 😎

Ku xidhnow page-keena waxaad ka faa’idi doontaa xogo kala duwan

Markasta iyo meelkastaba waad ku xidhnaan kartaa �

Maalin kale oo wayn .Waxaan difaacday maanta Second Bachelor Degree.
04/10/2026

Maalin kale oo wayn .

Waxaan difaacday maanta Second Bachelor Degree.

04/10/2026

Maalin kale oo wayn 🫡✌️

01/09/2026

Hambalyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta ee Waqooyi Bari Soomaaliya Apdikadir Apdirashid oo xilkaa maanta ku guuleystay.

Isbadal dhab ah ayuu rabaa wadanku, waxana diyaar u ahay inaan hormuud u noqdo aan keeno isbadalkas.Musharaxa Maayerka c...
31/08/2026

Isbadal dhab ah ayuu rabaa wadanku, waxana diyaar u ahay inaan hormuud u noqdo aan keeno isbadalkas.

Musharaxa Maayerka caasimadda Waqooyi Bari Soomaaliya Laascaanood.

25/08/2026

Codka shacabka iyo kalsoonidoodu waa wada guusha.
Maayerka caasimadda

Waxaan diyaar u ahay inaan caasimadda Waqooyi Bari ee Laascaanoof isbadal ku samayn doono iyo horumar.Way ku mahadsan yi...
24/08/2026

Waxaan diyaar u ahay inaan caasimadda Waqooyi Bari ee Laascaanoof isbadal ku samayn doono iyo horumar.

Way ku mahadsan yihiin shacabka taageerada iyo dhiirigalintaba aan ka heley inaan usoo istaago booska maayernimada.

🫡

22/05/2026

Kusoo dhawaada STORE oo lagaga furey magaalada Laascaanood


Sakariye Wiriq Alle hakuu baraayo ganacsigaga .

21/05/2026

Waxaan bogaadin iyo dhiirigalin u dirayaa dhalinyaradda soo abaabushay koobka heerka afaraad ee degmadda wadajir ee magaaladda Laascaanood ee caasimadda Waqooyi Bari.

Sido kale waxaan fariin loo marinayaa Dowladda, Ganacsatadda deegaanku leeyahay iyo Qurba joogtaba in ay ka qayb qaataan dhismaha Garoonka kubadda cagta ee Cabdi Bile Cabdi .





Meel fog gaadhsiiya sheegareeya.

11/05/2026

Waa waajib in laga qayb qaato olalaha dhisidda garoonka kubadda cagta ee Cabdi Bile qurba joog,Ganacsato iyo Dowladdaba….More



10/05/2026

Dhalinyaradda Ciyaartowda Gobolka Sool oo ka hadlay xaaladda ka jirta deegaanadooda, sido kale waxay dhaliil u direen oo ay cambaareeyeen xidhiidhka kubada cagta Puntland iyo wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha.

Address

Ali Barre
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abubakar Ismail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abubakar Ismail:

Shortcuts

Share