Kamaal Awil

Kamaal Awil Creative Content Creator || Drone Operator || Showing The Beauty of SSC-Khaatumo🐎🇸🇴 journalist

03/08/2026

RW Hamse Abdi bare ayaa shir khasa la yeshay isimada dhaqanka Dawlada Waqooyi bari.

02/08/2026

Amnibadantii Lasanod❤️

Waxan xog lugu kalson yahay aan ka helay dad ku sugan casimada Liibiya ee Tripoli ay ii xaqiijiyeen.  inuu nool yahay Ab...
29/07/2026

Waxan xog lugu kalson yahay aan ka helay dad ku sugan casimada Liibiya ee Tripoli ay ii xaqiijiyeen. inuu nool yahay Abdifatah , inkastoo xaaladdiisa caafimaad ay weli culus tahay.

Waxaan Alle SWT uga baryayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo, xanuunkana ka dulqaado. Sidoo kale waxaan ka codsanayaa dhammaan dadka inay u duceeyaan.

Ilaahay ha caafiyo, hana u fududeeyo xaaladdiisa. Aamiin.

10/05/2026

Laascaanood❤️

30/03/2026

Walalyaal waxaan idinka Codsanayaa inaad igu Ducaysan Hooyo oo iga xanuusan.

Hooyo waa laf dhabarta nolosha, waa iftiin aan marna damin, waa qalbi jacayl iyo naxariis ka buuxo.

Ilaahay ha ku siiyo caafimaad degdeg ah, ha ka dulqaado xanuunka.

Hooyo adigaa noloshayada udub dhexaad u ah, adigaa iftiinkayga ah. Ilaahay ha kuu sahlo xanunka caafimaad tama ilahay ha kugu badalo xanuunka Hooyo Macan🥹🤲

30/03/2026

Hooyo Meelkasta ay joogto waa naxariis iyo farxad❤️

26/03/2026

Boos iiba Laascaanood.
Goobta: Kantorlka Bariga Agga guriga Md Ahmed Karash.

Sido kle wuxu daris la yahay Hotel Xudun iyo Guriga Timacade iyo Abdi qawdhan .

Qofkii u bahan ha ila soo xidhiidho.

Aniga iyo wiilkayga Mohamed Kamaal Awil  waxaan idin leenahay Eid Mubarik❤️
20/03/2026

Aniga iyo wiilkayga Mohamed Kamaal Awil waxaan idin leenahay Eid Mubarik❤️

27/01/2026

Gaaja i dilaysa
Mahan odhaah qofku si fudud uu ku odhan karo waa xujo dultala qof kasta oo waxa ku dhama dadka masaakinta.

Rasuulkeenna ﷺ wuxuu yiri:
“Qofkii quudiya qof muslim ah oo gaajaysan, Alle wuxuu ka quudinayaa Jannada.”

Walalyaal aan cawino .

Lanbarka = 0613339658
Magaca Soo baxaya = FAADUMO MUXUMED CISMAAN

17/01/2026

Reer Waqooyi Bari Maxad Dhahden Birmade Xasan Shiikh

Address

Dhiif
Laascaanood
252

Telephone

+252634622226

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kamaal Awil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kamaal Awil:

Shortcuts

Share