Musharax Xildhiban B/F/So/Dr.Fadumo Ahmed Osman

Musharax Xildhiban B/F/So/Dr.Fadumo Ahmed Osman Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Musharax Xildhiban B/F/So/Dr.Fadumo Ahmed Osman, Camera/Photo, Jowhar.

Permanently closed.
Hadii aad Dunida korkeeda ku weyso Maxkamada Cadaalad ah, waxaad Qiyaamaha heleysaa Maxkamad Cadaalad ah iyo Malaa'go Ma...
30/10/2023

Hadii aad Dunida korkeeda ku weyso Maxkamada Cadaalad ah, waxaad Qiyaamaha heleysaa Maxkamad Cadaalad ah iyo Malaa'go Marqaati kuu ah waxaadna heleysaa Xukun Maxkamad ay rido kii ugu Cadaalad sanaa Ebed oo aad Aragto.

Abdishakur Shaashaa

fans

21/02/2022

Marwalbo Waxaan U Tagnaan Dona inaa wax taro Bulshada Waxaa manta soo Gaba gabenay Ceelbiyood Oo Aan Ogu Talagalnay Inee Kafa idestan Jamecada masjidka Tuulada Magadley iyo dadka degen isla tuulada Magadley celkan waxaa waqaftay Mama xalimo macalin Cusman iyo Gabadheda shugri Waxana Fuliyay Anigo Ah Drs Fadumo Ahmed Osman Mahadsanidin

24/12/2021

Waxaa Deeq Raashin Macawino Ah Gaarsinanay Magalada garbaharey Deqdasoo isoo Wakisheen Walalaha sadaqa Jariyah Ee Hormuud u tahay Mama xalimo Macalin Cusman

15/12/2021

كل يومن هو فى شأن
Malinbo Shanigedee Wadataa

13/12/2021

Ka hormari Dantaada Mida Danta Guud Ha dhuminin Kalsonida Dadkaga Iyo Tan Dalkaagabo

03/12/2021

Waxqabadka Drs Fadumo Ahmed Osman Iyo Caawinta Waqtigii Fogaa Ee Usoo Qabatay Bulshada Somaliyed CID walbo waxaa xuseesa Tarikhdisa igu Doorta Waxqabadkega Iyo Aqonteda Dooro Mustaqbalka Maanta Iyo Midka Birito Mahadsanid

Jimco Mubarak
03/12/2021

Jimco Mubarak

Dadka oo La Caawiyo Waxee Sara U Qaada Iimaankaaga Haduu Iimankaaga Hagaago Waxaa Hagaagayo Noloshaada Oo Dhan Fiidnimo ...
01/12/2021

Dadka oo La Caawiyo Waxee Sara U Qaada Iimaankaaga Haduu Iimankaaga Hagaago Waxaa Hagaagayo Noloshaada Oo Dhan Fiidnimo wanagsan Dadkeega Aan Ka Dhashay Somalia ha is raacdo

Waxaa manta isuurta gashay inaa dibada u dhoofiyo qof Bukan Ah Kasoo dalka wax looga Qawan waayay Asiga iyo xaskiisa
25/11/2021

Waxaa manta isuurta gashay inaa dibada u dhoofiyo qof Bukan Ah Kasoo dalka wax looga Qawan waayay Asiga iyo xaskiisa

18/11/2021

Waxaa Boqday Mucad yare Oo Ah Wiilyaro Bukan Ah Waxana Garsiyay Lacg Dhan 1300$ Oo Isoo Wakishten Walalo Musxsinin Ah Ee Lagu Magacawo Sadaqa Jariyah

15/10/2021

Drs Fadumo Ahmed Osman Wax Ka Baro Tariikh Nololeedkeeda

13/09/2021

Insha Allah Rajada Waa Guul

Address

Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musharax Xildhiban B/F/So/Dr.Fadumo Ahmed Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category