HBC Radio Hobyo

HBC Radio Hobyo πŸ“ Based in Adaado, Somalia | 🌍 Inspiring Change

πŸ’Ό What We Do:
Empowering communities through education, health, and impactful projects.

HBC Radio Hobyo 90.0MHz waa idaacad ka howlgasho degmada Hobyo ee gobolka mudug, waxaa ka heleysaa wararkii ugu dambeeyay ee soomaliya iyo caalamka, iyo barnaamijyo ku xiisagalinaya. Dedicated to fostering growth and innovation across Galmudug and beyond.

🎯 Our Mission:
Creating opportunities, sharing knowledge, and making a difference in every life we touch.

πŸ“š Expertise:
βœ” Data Collection | βœ” P

roject Management | βœ” Education & Training
βœ” Health Initiatives | βœ” Community Development

πŸ’¬ Join Us:
Be part of the change! Connect with us to learn, grow, and collaborate on transformative initiatives.

πŸ“© Contact Us:
For inquiries, collaborations, or support, message us directly!

15/06/2026

Galmudug oo war ka soo saartey doorashooyinka dalka.

11/06/2026

Toos: waa Taxanaha 82-aad Ee barnaamijka Garshowadaag-waaxaan uga hadli doonaa Doorka Warbaahinta ee Kor u Qaadista Wacyigelinta Doorashooyinka iyo ka hortaga wararka Been-abuurka ah.

11/06/2026

Mahadcelinta Garaoore Cumar Cartan.

UEFA ay xaqiijisay in Omar Artan loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo ciyaarta aadka loo wada sugayo  ee Super Cup-ka ee ...
11/06/2026

UEFA ay xaqiijisay in Omar Artan loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo ciyaarta aadka loo wada sugayo ee Super Cup-ka ee 12-ka Agoosto u dhaxaysa Paris Saint-Germain iyo Aston Villa, taas oo ka dhici doonta magaalada Salzburg ee dalka Austria.

Tani waa guul weyn oo u soo hoyatay Soomaaliya iyo guud ahaan garsoorka kubadda cagta Afrika. Magacaabistan ayaa timid kadib markii UEFA ay xaqiijisay in Omar Artan uu maamuli doono kulanka Super Cup-ka ee 12-ka Agoosto 2026.

Hambalyo Omar Artan! Waxaad sharaf weyn u tahay Soomaaliya. πŸ‡ΈπŸ‡΄βš½πŸ†

Address

Cadaado

Telephone

+252611595197

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HBC Radio Hobyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HBC Radio Hobyo:

Share